assiduous
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
assiduous
/assiijuwas/ (adj) shago u hagar bixid ama u go'doomid (hawl karnimo). e.g. an assiduous worker.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
assiduo
agg. - farakuhayn, mitid ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fastidious
/faastidhiyas/ (adj) wax-sheeg badan, ceeb-sheeg badan aan la-qancin karin.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
arduous
/arjuwas/ (adj) dhib bathyng amy hekaar leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sinuous
/sin yuwas/ (adj) galoolan (wareegsan, sidii maskii).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ambiguous
/ambigyuwas/ambiguously; (adj) hadal siyaaba badan loo fahmi karo ama aan caddayn; aan macna sugan lahayn. e.g. The meaning of the story was ambiguous .
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
ambiguous
/aambigyuwas/ (adj) wal ma'ny bathang lahaathikory, wal mogdy ky jery, wal ing eddaayny. That is an ambiguous story.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Deciduous
Magoolayaal
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
deciduous
/dhisijas/ (adj) caleemo-dhaca dhirta, xilliga dayrta.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
insidious
(adj) of, or pertaining to a disease that develops without symptoms.
ku saabsan cudurka aan muujin calaamado
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
auspicious
/oosbishas/auspiciously; (adj) 1. arrin guul u dhow ama u eg in lugu guuleysanayo (guul saraadin) 2. barwaaqo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
lascivious
/lasiviyas/ (adj) qof aad u kacsi badan (kacsi-badni). e.g. lascivious man.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
anxious
(n) worried and distressed about some uncertain event or matter; uneasy.
werwer iyo walbahaar
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
anxious
/aangshas/anxiously; (adj) ka walaacsan; ka wareersan; ka xun. e.g. He is anxious about his future.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
anxious
/angshas/ (adj) ku welwelsyng.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
anxious
a., werwersan; be anxious, v.i., werwer; be anxious, v.c. werweri.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
assiòma
s.m. run aan xaqiijin u baahnayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
hideous
/hidhiyas/ (adj) aad u-daran, siiba dareemayaasha u-xun. e.g. a hideous noise.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
residuo
agg. e s.m. haraa ah, hambo (ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
desirous
/dhisaayros/ (adj) aad u raba (jantay).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sensuous
/senshuwas/ sensuously; (adj) raaxo u leh jirka (jirku ku raaxaysto, u jeelo).
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Stimulus
Nashaadin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ambitious
/aambishas/ (adj) hammad badan (han weyn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
ambitious
/ambishas/ (adj) dhamy bathang.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Anandrous
Ubax lablaawe
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Assessors
Garsoor-Kaal ama Kaaliye
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
invidious
a., xaasid, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
conspicuous
/konispikyuwas/ (adj) muuqda (waadax ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unambiguous
/anaambigyu as/ (adj) hal-macne loo qaadan karo (hadal qeexan ah).