aspettativa
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
aspettativa
s.f. - filitaan, dhawrid (da); fasax dheer ee la siiyo shaqaalaha.
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Fasax maqnaansho
Aspettativa
Leave of absence
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
aspettare
v.tr. - sugid, dhawrid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
spettatóre
s.m. - daawade.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
alternativa
s.f. - kala doorasho (da).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
expectative
expectative, n.f. - maskax ku sii hayn; rajayn; la filo; la sii dhowro.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
assetato
agg. - harraadsan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
putative
/pyuutativ/ (v) laysku raacay (sida xaqiiqda ah).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
sedative
(n) an agent which decreases excitement,
daawo wax dejisa
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sedative
/sedativ/ (n) dejiye (hurdeysiiye, dawo hurdo keenta ama qofka neerfihiisa dejisa).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
sedativo
agg. e s. m. wax dejinaya; xasiliye (ah) (dawo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
spectate
/spekteyt/ (n) daawasho (la daawado).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
aggettivo
s.m. tilmaame, sifo.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
aperitivo
s.m. - sharaab badanaa la cabo cuntada ka hor.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ascertain
/asarteyn/ascertains, ascertaining, ascertained; (v) xaqiijin ama hubin. e.g. It is necessary to ascertain if he is still alive.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Ascertain
Salgaar
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
ascertain
v.tr., (assure) rumay; (fix) dhabay.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
assertive
/assertiv/assertively; (adj) 1. qof ku adag fikradiisa (ma hare) ma quuste. e.g. Ali is an assertive boy, with an opinion on everything. 2. hadal cad (qeexan). e.g. an assertive sentence.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
operative
/opareytiv/ (adj) shaqaynaya.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
settemila
agg. - toddoba kun.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
spectator
/spekteytar/ (n) daawade (qofka wax daawada, siiba ciyaaraha).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tentative
/tentativ/ tentatively; (adj) 1. aan go'nayn (aan sugnayn, aan la goyn) (adj) 2. taxadar leh (feejignaan ah).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
tentative
tentative, n.f. - isku dayidda.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
tentativo
s.m. - iskudayid(da).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
amputation
(n) the act or process of removing a body part, esp. an extremity including a finger, toe, hand, arm, foot, or leg.
jarista xubnaha jiidhka siiba waaxyaha
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
amputation
/aampiyateyshan/ (n) waax ama qayb jirka ka mid ah goyn (jarid). e.g. According to Islam, punishment for theft is amputation of the hand.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Amputation
Xubingoyn
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
apostatize
v.i., tarak, kafar, diinta jaxad.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
aspiration
(n) the act of inhaling or withdrawal of fluid from the body.
dariiq neefsashada ama jidhka dareere laga soo saaro
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
aspiration
/aaspareyshan/aspirations; (n) wax aad rabtid inaad gaartid ama meel aad higsanaysid (damac ama gool).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
imperative
/imperativ/ (adj) 1. arin muhiim ah in dhakhso loo qabto (mudnaanta koowaad la siiyo) (adj) 2. lagama maarmaan; aasaasi ah (daruuri) (n) 3. naxwe ahaan (falka amarka bixiya)
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
imperativo
agg. - amar ah (naxwe).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
scottatura
s.f. - gubid, gubasho, gub.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Speciation
Sinjiyeyn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
spectateur
spectateur, n. - daawadaha (siiba ciyaar); qofka daawanaya wax ciyaar, riwaayad iwm
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
spettacolo
s.m. - filin, riwaayad, wax dadka cajab geliya.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Vegetative
Dhud bax
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
acceptation
acceptation, n.f. - macne laysku racay oo eray lee yahay
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
affectation
/affekteyshan/affectations; (n) dabeecad aan dhab ahayn oo layska yeelyeelo. e.g. His affectations are ridiculous.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
affectation
affectation, n.f. - Dabeecad aan dhab ama dabiici ahayn.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
alternative
(n) (m) available in place of something else.
lagu bedeli karo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
alternative
/oolternativ/alternatively; (adj) wax bedeli kara wax kale ama badal u nogon kara. e.g. People are still looking for an alternative solution.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
alternative
/oolternativ/ (n) (adj) (adv) beddel kely.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
arrestation
arrestation, n.f. - xadhig; Qabasho (Jeelka la dhiga).
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Associative
Hormogal
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
attestation
attestation, n.f. - cadayn; qoraal markhaati ah
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
attestation
n., marqaati, -gi.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Competative
Siir Loollan
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
cooperativa
s.f. - iskaashato.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Expectation
Filitaan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
expectation
/ekispekteyshan/ (n) rajo, rajeyn.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
expectation
n., sugniin, -ti.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
inaspettato
agg. - lama filaan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ostentation
/ostanteyshan/ (n) faan iyo is-tustus (is-tustus, siiba maal ama cilmi ku faanid).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
prospettiva
s.f. - yididiilo, mustaqbal.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
superlative
/superlativ/ (n) ugu sarreeya (ugu fiican).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
argumentative
/argyumentativ/ (adj) armistice muranlow ama qof dood badan.