artificiel
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
artificiel
artificiel, adj. - aan dabiici ahayn ama dhab; wax gof sameeyay.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Artificial
Gacmeed
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
artificial
(adj) not natural.
wax la sameeyay
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
artificial
/artafishal/ (adj) 1. aan dabiici ahayn; aan dhab ahayn; wax qof sameeyey ~ dad-samee. e.g. When you read at night, you read by artificial light. 2. iska yeel-yeel wax aan qof u dhalan ama aan dabiici ka ahayn. e.g. She seems happy, but her smile looks artificial.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
artificial
/artafishal/ (adj) wal dhab ing haayny. The artificial trees were made of plastic.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
artificier
artificier, n.m. - ninka ciidamada hubka u sameeya; rashka rida
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
artificiale
agg. - sanaaci, gacmeed.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
artifice
n., hadhig, -gi, xigmad, -di, or xikmad, -di.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sacrificial
/saakrafishal/ (adj) sadaqa ah (qurbaan ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
article
/artikal/articles; (n) 1. maqaal, qoraal meel ku qoran. e.g. I have read an article about Somalia. 2. shay ama alaab. e.g. I am selling different articles at low prices. 3. qodob ka mid ah heshiis ama sharci. e.g. an article of the Constitution. 4. shaqal naxwe ahaan, sida “a, an, the”.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
article
/artikal/ (n) 1. shey amy alaab 2. maqaal (abtug yer) 3. huruufo shaghalky a, an, i the.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
article
article, n.m. - Qodob.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
orifice
/oorafis/ (n) dalool (meel furan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
orifice
orifice, n.m. - dalool.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
artifact
/artafaakt/ eeg; artefact.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
officiel
officiel, adj. - rasmi ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
anti-social
/antisoshal/ (adj) 1. qofka gooni socodka ah; xirxiran. e.g. He has always been an anti-social person. 2. dabeecad dadku dhibsadaan; bulshada u daran.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
certificare
v.tr. - caddayn.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
certificate
(n) an official document recording an event, achievement, or status.
shahaado
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
certificate
/sartifikeyt/ (n) shahaado.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
certificate
/sertifikeyt/ (n) shahaaddy (haanshy marag eh, wal abtughung oo wal eddaayaw). A birth certificate shows where and when someone was born.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
certificato
s.m. - caddayn (ta).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
fortificare
v.tr. - xoogayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gratte-ciel
gratte-ciel, n.m. - saro ama aqalo dheerdheer.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
mortificare
v.tr. - irhaanayn, naf-dhibid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
particulier
particulier, adj. - wax qof u gaar ah.
en particulier - siiba; gaar ahaanba.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
préjudiciel
préjudiciel, adj. - go'aan qaadasho biyo dhac horteed; fikradda iska sii xukumida oo la difaaco
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
superficiel
superficiel, adj. - dul mar
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Arctic circle
Goobada aartlk
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
certification
/setifikayshin/ (n) shahaado qaadasho; shahaado siin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fortification
/foortafakeyshan/ (n) 1. qalcado, dhis iwm, oo dhifaac loo dhisto. (n) 2. qalcado-samayn
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fortification
fortification, n.f. - la xoojiyo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
gratification
/graatifikeyshan/ (n) qanac, maqsuud ahaansho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gratification
gratification, n.f. - marka qof la siiyo lacag dheeri ah.