arteriography
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
arteriography
(n) an x-ray of arteries after injection of material into the blood stream.
raajo laga qaado xiddidada wadnaha ka taga, ka dib marka dhiigga
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Aerography
Barashada gibilka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
autobiography
/ootabayagrafi/autobiographies; (n) qof taariikh nololeedkiis uu asagu goro.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Autobiography
Iska-warramid
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
autobiography
/aawtobayagrafi/ (n) qofky nolollis amy taariktiis wal ky abtughy.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
angiography
(n) imaging of blood vessels by following the injection of fluids visible by X-ray.
sawiraad xididada dhiigga
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Betrography
Cilmidhagax, betroografi
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Cartography
Kaartograafiyada
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Cartography
Kartoograafi
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
radiography
(n) an image produced on surface, as a photographic film, by radiation other than visible light, esp. x-rays passed through an human.
sawirka raajada
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
radiography
/reydiyo-graaf (n) qalabka lagu sawiro raajada.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Radiography
Raajisaar
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stenography
/stanografi/ (n) qoraalka gacan-fudaydka ah (siiba boobto ah oo qof hadlaya, hadalkiisa la qoro).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Stenography
Qoris-koob
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Schermography
Raajikalwis
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Anemograph
Animograaf
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Anemograph
Dhanaar, huraar
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
arthrogram
(n) an image of a joint after the injection of x-ray visible fluid.
muuqaalka xubnaha ka dib markaa lagu shubo dareere ka muuqankara raajada
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Demography
Demograafiyadda
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Demography
Aqoonta dhalashada iyo dhimashada dadka
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Topography
TobograafIyad
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Topography
Tobografi, meelqor
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
anterograde
(n) moving or extending forward; also called antegrade
dhaqaaq ama hore u kala bixis
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Cartographe
Kaartoograaf
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Ethnography
Filiqsanaanta qawtniyadaha
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
héliographe
héliographe, n.m. - mashiin lagu qiyaaso shucaaca qoraxda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
orthographe
orthographe, n.m. - habka wax loo qoro.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pornography
/poonografi/ masawirada qaaqaawan (siiba kuwa dadka qaawan sida nin iyo naag isu-tagaya oo lugu muujiyo buug, filin iwm).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
radiographe
radiographe, n.m. - yaqaan sida dadka raajiga loo saaro
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Thermograph
Tcermoogaraaf
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
*Hydrography
Haydroograafiyada
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
bibliography
/bibliyagraafi/ (n) buugagii wax laga soo guuriyey ama laga soo qaatay liiskooda.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
choreography
/koriyagrafi/ (n) isku-duwidda qoobka-ciyaarka masraxa.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
lexicography
/lek sikografi/ (n) xirfadda ama fanka qaamuus dejinta. liability/layabilati/ (n) 1. wax masuuliyad kaa saarantahey (aad u qoolan tahay) 2. deynta qof ama shirkad lugu leeyahay (deyn).
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Oceanography
Barashaca bhdweyhada
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Physiography
Barasho muqaalada dhulka
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
thermographe
thermographe, adj. - qalabka lagu beego isbadbadalka kulka
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Bibiliography
Buugagsheeg
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Pa1aeogeography
Juqraafi baali
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Phytogeography
Juqraafiga dhirta
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
autobiographical
/ootabay-graafikal/ (adj) goraal la xiriira qoraha taariikh nololeedkiisa.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Aerogramme
xaashad tigidhsan
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Hydrograph
Asto-biyood
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Hygrograph
Hygroograaf
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
télégraphe
télégraphe, n.m. - meesha teligraamka laga dirsado; téligraaf
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
typographe
typographe, n.m. - qofka wax daabaca
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Arrow graph
Garaaf falaareed
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
arthroscopy
(n) a procedure that allows direct examination of a joint using a small camera.
dariiqa si toosa loo baadho xubnaha ayada oo la adeegsanayo kamara
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
calligraphy
/kaaligraafy/ (n) far, far-gury.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
deteriorare
v.tr. - sii xumayn, sii baabi'in.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
deteriorate
/dhitiryoreyt/ (v) sii xumaansho (kasii-darid).
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Hythergraph
Hytergraaf
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pornographe
pornographe, adj. - wax qaawan sawira
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Biogeography
Filiqsanaant nafleyda
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
deteriorarsi
v.rifl. - xumaansho, sii baabi'id.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pétrographie
pétrographie, n.f. - cilmiga barashada dhagaxda iyo macdanta uu ka kooban yahay.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
radiographie
radiographie, n.f. - sawirka raajiga kasoo baxa
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
stenographer
/stanografar/ (n) qoraalka gacan fudaydka ah qofka ku shaqaysta, oo hadalka dadka durbadiiba qora.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Zoogeography
Cilmiga filiqsanaanta Xayawaanka