ereyga

aritmetica

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

aritmètica

DHAN

s.f. xisaab.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Arithmetic

DHAFAN

Aritmatig

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

arithmetic

DHAFAN

/arithmatik/arithmetical; (n) xisaab fallo (qaybta xisaabta sida kudar, ka jar, kudhufo, u qaybi). e.g. I am good at arithmetic.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]

arithmetic

DHAFAN

/arithmatik/ (n) ilmyghy wal tiriyoowky (ilmyghy hisaabty).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

arithmetic

DHAFAN

n., xisaab, -ti.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

atlètica

DHAFANDHAAF

s.f. - ciyaaraha isboortiga.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]

aritmatig

DHAFANDHAAF

m.l (xisaab) Barashada xirfadaha la xiriira xisaabinta, iyadaoo la adeegsanayo tirooyin iyo xisaabfallo, sida; isugeyn, kala goyn, iskudhufasho iyo isuqaybin. Waxa kale oo ay la xiriirtaa barashada dhismaha habdhiska tirooyinka, iyo sida tiro sansaankeedu loogu beddelo sansaan kale, sida; jajabyada oo loo beddelo jajab tobanle, boqolley oo loo beddelo jajab.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]

aritmatig

DHAFANDHAAF

m.l (xisaab) Barashada xirfadaha la xiriira xisaabinta, iyadaoo la adeegsanayo tirooyin iyo xisaabfallo, sida; isugeyn, kala goyn, iskudhufasho iyo isuqaybin. Waxa kale oo ay la xiriirtaa barashada dhismaha habdhiska tirooyinka, iyo sida tiro sansaankeedu loogu beddelo sansaan kale, sida; jajabyada oo loo beddelo jajab tobanle, boqolley oo loo beddelo jajab.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Aritmatig

DHAFANDHAAF

Arithmetic

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

arithmétique

DHAFANDHAAF
1

arithmétique, n.f. - xisaab; cilmiga tirada

2

progression arithmétique - sunsun xisaabeed

3

progression géométrique - sunsun jangooyo

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

artèria

DHAFANDHAAF

s.f. - xidid dhiigga wadnaha ka qaada.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

critica

DHAFANDHAAF

s.f. - dood, muran, naqdin.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

aromatic

DHAFANDHAAF

/aramaatik/ (adj) udgoon badan, aad u carfaya. e.g. This flower is highly aromatic.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]

aromatic

DHAFANDHAAF

/aromatic/ (adj) isgow bathang.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]

aromatic

DHAFANDHAAF

a., udgoon; an aromatic flower, ubax udgoon.

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

Criteria

DHAFANDHAAF

Khaslad, sabab

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

aesthetic

DHAFANDHAAF

/estheetik/ (adj) bilicsan ama qurux la xiriira.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

apathetic

DHAFANDHAAF

/apathetik/apathetically; (adj) qof aan waxba dan ka lahayn ama qof raja xun, aan waxba kala jeclayn. e.g. He failed his exam and became apathetic about his future.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

axiomatic

DHAFANDHAAF

/aksiyamaatik/ (adj) hadal ama aragti laysku raacay (run ah oo aan muran ka taagnayn).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

grammàtica

DHAFANDHAAF

s.f. naxwe.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

asymmetrical

DHAFANDHAAF

/asimmatrikal/ (adj) wax ama shay laba qaybood ama laba dhinac oo kala duwan (kala gadisan) leh.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

arbitration

DHAFANDHAAF

/aarbatrayshan/ (n) gar qaadid ama heshiisiin; dhexdhexaadin. e.g. Both sides in the conflict have agreed to go to arbitration.

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

aritimaatig

DHAFANDHAAF

-ga: (magac, lab, keli) qayb ka mid ah xisaabta ee ku saabsan iskugeynta, kalagoynta, iskudhufashada iyo qaybinta.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

grammatical

DHAFANDHAAF

/gramaatikal/ (adj) 1. naxwe-ahaan, naxwe la-xiriira (adj) 2. naxwe ahaan sax-ah. e.g. This is a grammatical exercise.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

grammatical

DHAFANDHAAF

grammatical, adj. - ku saabsan ama la xidhiidha naxwaha.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

paramédical

DHAFANDHAAF

paramédical, adj. - dad aan dhakhtaro casri ah dhayn laakiin dadka geedo ku daaweeya.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

addomesticare

DHAFANDHAAF

v.tr. - laylyid, carbin (xoolo).

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

aristocràtico

DHAFANDHAAF

agg. - aristoqaraadi.

waa la naqliyay ✓