architect
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
architect
/arkatekt/ (n) 1. qofka sawira naqshadaha dhismayaasha. e.g. He is a great architect. 2. qofka wax soo saaara, abuura ama sabab u noqda in waxaasi dhacaan. e.g. He was the real architect of modern arts.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
architect
/arkitekt/ (n) langky qaabky amy naqshiddi itho dejhiyaw. The architect showed them the designs of their house.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
architecte
architecte, n.m. - Qofka Sawira nakhshadaha dhismayaasha kana war haya shaqada dhismaha markay socoto.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
architetto
s.m. - qofka ku xeel dheer c. dhismaha.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
architectural
/arkatekjaral/ (adj) wax ku lug leh ama la xiriira naqshad samaynta ama dhismayaasha. e.g. An architectural award was given to him.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
architecture
/arkatekjar/ (n) habka loo sameeyo naqshadaha iyo dhismayaasha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
architecture
architecture, n.f. - Cilmiga Dhismaha.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
archive
/arkeyv/archives; (n) ururin ama meel lugu kaydiyo warqadaha iyo warbixinada ku saabsan shirkad, dawlad ama dad gaar ah; (arkiifiyo, xusuus-dhig). e.g. The archives of the company were moved from the headquarters.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Archive
Arkiif
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
archive
archive, n.f. - Meesha lagu kaydsho waraaqaha iyo warbixinada dawladda ama dadweynaha; Aarkiifiyo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
archives
/arkayvis/ (n) meelly lyky haayaw taariik ly kuusi amy ly duubi. (taariik aabygaayi).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
architettura
s.f. - cilmiga dhismaha.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
archivista
s.m. - diiwaaniye.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
arched
/arjid/ (adj) 1. dhismo sida qaansada u dhisan oo daboola dariiq, irid ama daaqad. e.g. the arched structure over the doorway. 2. wax soo laaban ama xoodan. e.g.archeology her arched black eyebrows.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
archer
/arjar/archers; (adj) qofka qaansada iyo fallaarta (leeb) wax ku toogta (isticmaala).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
archer
/arjar/ (n) hergaanty.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
archer
archer, n.m. - Qofka Leebka iyo Qaansada wax ku toogta ama shiisha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
acheter
acheter, v. - iibsi; gadasho; gadid.
acheter qn, le corrompre - laaluush
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
achieve
/ajiiv/achieves, achieving, achieved; (v) lib ku dhammayn; guul ku dhammayn. e.g. He achieved his goals.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
achieve
/ajiiv/ (v) deerow, liibanow. He achieved his goals.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
achieve
v.tr., dhamay, khalaas, idlay.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ancient
/eynshant/ (adj) qadiim ah; waa hore jiri jiray. e.g. ancient Egyptians.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
ancient
/enynshant/ (adj) 1. wal hory amy qadiim eh. 2. demeng hory.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
ancient
n., nin gabowba, duq ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
arbiter
/aarbater/ (n) dhex-dhexaadiye, u gar qaade, kala saare. e.g. An arbiter is needed for this kind of dispute.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
archaic
/arkeyik/ (adj) wax ama shay aad u qadiim ah, aad u da' weyn. e.g. Archaic language is found in the Bible.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
archaic
/arkayik/ (adj) shey qadiim eh amy walaaghi mariithi eh. Archaic language.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
archery
/arjari/ (n) cayaar lugu cayaaro qaanso iyo fallaar (lugu shiishtamo).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Archery
Dhugtan, kabdhood
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
archery
/arjery/ (n) shiishting oo qaansy i gamuung ly etheegsythaw, sithy kobtyng.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
artrite
s.f. - xubna xanuun.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Orchits
Xiniin xanuun
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
protect
/pratekt/ (v) ilaalin (dhawrid; difaacid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
protect
v.tr., ilaali, jir, karaw.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
accident
(n) an unexpected event.
dhacdo lama filaan ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
accident
/aksident/ accidents; (n) 1. shil. e.g. He was injured in a car accident. (adj) 2. wax kadis ku dhacay, lama filaan.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Accident
Qambarac
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
accident
/aksithent/ (n) 1. kethis. 2. berber, derder.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
accident
accident, n.m. - shil
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
accident
n., (hazard) ayaan, -ti.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
arachide
s.f. - lows.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
arachide
arachide,n.f. - Lawska; iwm.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
archivio
s.m. - xusuus dhawr.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
arthrite
arthrite, n.f. - Cudur ku dhaca Xaglada.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
artifact
/artafaakt/ eeg; artefact.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
archetype
/aarjitayp/archetypes, archetypal; (n) tusaale fiican u noqon kara; matali kara.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
arthritic
/arthritik/arthritics; (adj) xanuunsan ama bararsan, xubnaha jirka qaar ama kulli. e.g. Her arms ached with arthritic pain.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
archipelago
/arkapelajo/archipelagos; (n) dhawr jasiiradood oo yar-yar ah. e.g. the Canadian archipelago of the far north.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
archipelago
/arkapelago/ (n) jasiirythy bathang.