archetype
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
archetype
/aarjitayp/archetypes, archetypal; (n) tusaale fiican u noqon kara; matali kara.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
archery
/arjari/ (n) cayaar lugu cayaaro qaanso iyo fallaar (lugu shiishtamo).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Archery
Dhugtan, kabdhood
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
archery
/arjery/ (n) shiishting oo qaansy i gamuung ly etheegsythaw, sithy kobtyng.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
archevêque
archevêque, n.m - Wadaad ama Shiikh Kiniisadaha (Masiixi).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
architecte
architecte, n.m. - Qofka Sawira nakhshadaha dhismayaasha kana war haya shaqada dhismaha markay socoto.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
architecture
/arkatekjar/ (n) habka loo sameeyo naqshadaha iyo dhismayaasha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
architecture
architecture, n.f. - Cilmiga Dhismaha.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Achene
Akiin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
achevé
achevé, adj. - dhammayn; ebyid; dhammaystirid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
arched
/arjid/ (adj) 1. dhismo sida qaansada u dhisan oo daboola dariiq, irid ama daaqad. e.g. the arched structure over the doorway. 2. wax soo laaban ama xoodan. e.g.archeology her arched black eyebrows.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
archer
/arjar/archers; (adj) qofka qaansada iyo fallaarta (leeb) wax ku toogta (isticmaala).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
archer
/arjar/ (n) hergaanty.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
archer
archer, n.m. - Qofka Leebka iyo Qaansada wax ku toogta ama shiisha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
acheter
acheter, v. - iibsi; gadasho; gadid.
acheter qn, le corrompre - laaluush
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ancêtre
ancêtre, n et adj. - Awoowyadii hore Midkood (Qof) Tafiirtiisii hore Midood.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
archive
/arkeyv/archives; (n) ururin ama meel lugu kaydiyo warqadaha iyo warbixinada ku saabsan shirkad, dawlad ama dad gaar ah; (arkiifiyo, xusuus-dhig). e.g. The archives of the company were moved from the headquarters.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Archive
Arkiif
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
archive
archive, n.f. - Meesha lagu kaydsho waraaqaha iyo warbixinada dawladda ama dadweynaha; Aarkiifiyo.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Ecotype
Degaan Ikooloji
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
lâcheté
lâcheté, n.m. - Fulaynimo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
gåchette
gåchette, n. f. - fargada buntukha
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hachette
hachette, n.f. - faas yar.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
machette
machette, n.f. - baangad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pochette
pochette, n.f. - baakad; baako; gal.
pochette de disque - gal saxan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
architect
/arkatekt/ (n) 1. qofka sawira naqshadaha dhismayaasha. e.g. He is a great architect. 2. qofka wax soo saaara, abuura ama sabab u noqda in waxaasi dhacaan. e.g. He was the real architect of modern arts.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
architect
/arkitekt/ (n) langky qaabky amy naqshiddi itho dejhiyaw. The architect showed them the designs of their house.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
orchestre
orchestre, n.m. - koox heesta ama ciyaarta.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prototype
/prowtatayp/ (n) farsamada koowaad ee shayga
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prototype
prototype, n.m. - tusaalaha ugu horeeya wax la rabo in la sameeyo
Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]
Sardheeye
nickname-m nap-taker, sleep-head. Lit: he who is accustomed to taking a nap or short snooze frequently
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
Sardheeye
magac loo baxsho wiil dhashay xilliga duhurkii ee la inta la hadhimaystay la seexday.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
parcheminer
parcheminer, V. - u magdin ama u jilcin sida haraga oo kale.