ereyga

aquarium

Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Aquarium

DHAN

Saxan saba biyood

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

aquarium

DHAN

/akwaariyam/aquaria, aquariums; (n) weel weyn ama meel biyo lugu shubay oo kalluun ama xayawaan kale lugu hayo.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]

aquarium

DHAN

/akwaariyam/ (n) weel amy dhismy dhaly eh oo malalaayky amy wali biyi ky nool eh lyky hanaanoyaw amy lyky haayaw.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

sacrarium

DHAFANDHAAF

sacrarium, n.m. - meel barakaysan

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]

atrium

DHAFANDHAAF
1

(n) (m) a chamber; chamber acting as an entrance to another structure or organ; a specific section of the heart.

2

wadnaha qaybihiisa sare

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

quorum

DHAFANDHAAF

/kwooram/ (n) tirada ugu yar ee ka qayb galkooda shir ku ansixi karo (caddadka ugu yar ee shir looga baahan yahay).

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

qurjum

DHAFANDHAAF

(ereycodeed) lagu tilmaansado sangadha wax ilkaha lahu jajebiyay.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

aquatic

DHAFANDHAAF

/akwaatik/ (adj) 1. xayawaanka ama dhirta biyaha ku nool 2. wax biyo la xiriira.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]

aquatic

DHAFANDHAAF

/akwaatik/ (adj) wal biyi ly hariiry. Aquatic plants are plants that live in water.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Quantum

DHAFANDHAAF

Kuwaantam

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

acquàrio

DHAFANDHAAF

s.m. - berkad dhala ah oo lagu hayo xayawaan ama dhir biyood oo nool.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]

acquàtico

DHAFANDHAAF

agg. - biyo ku noole.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Aluminium

DHAFANDHAAF

Jaandi

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

aluminium

DHAFANDHAAF

/alyuminiyam/ (n) jaandi; macdan bir ah oo laga sameeyo dhariyaasha, fiilooyinka korontada, dayactirka diyaaradaha iwm. e.g. an aluminium frying pan.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

aluminium

DHAFANDHAAF

aluminium, n.m. - Jaandi; Macdanta Jaandiga ah.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

aquarelle

DHAFANDHAAF

aquarelle, n.f. - Midabyo biyo ah.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]

bacterium

DHAFANDHAAF
1

(n) a group of very small organisms that can be free-living or parasites, and have a wide range of pathogenic properties; bacteria.

2

jeermis ili maqabatay ah oo cuduro keeni karaa

waa la naqliyay ✓

SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]

maqaariib

DHAFANDHAAF

-ta: (magac, dhedig, keli) xilliga gabaldhaca ee maqribka agagaarihiisa ah. Dh: maqrib.

waa la naqliyay ✓

Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]

palladium

DHAFANDHAAF

palladium, n.m. - curiye, macdan balaadiyam.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

antiquarian

DHAFANDHAAF

/antikuwaariyan/ (adj) alaab qadiim ah oo aan saas suuqa looga helin; taariikh hore leh. e.g. My brother owns an antiquarian book shop in London.

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Equilibrium

DHAFANDHAAF

Dheelitiran

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]

Equilibrium

DHAFANDHAAF

Dheelitiran

waa la naqliyay ✓

Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]

equilibrium

DHAFANDHAAF

/iikwalibriyam/ (n) dheelli-tir (isu-miisaanaan).

waa la naqliyay ✓

Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]

Equilibrium

DHAFANDHAAF

Dheelli la'aan, Dheelli-tirnaan

waa la naqliyay ✓