appui
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
appui
appui,n.m. - Taageero.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
poser
poser, v. - dhigid.
placer, mettre - duldhigid; dhigid; la dhigo
arranger dans un endroit convenable - nidaamin; meel lagu raseeyo u samayn
etablir - habayn
adresser, formuler - su'aal waydiin; imtixaanid.
poser les armes - hub dhigid; nabad dagaal la'aan.
prendre appui sur - caskasho
poser devant un peintre - is dhisid oo marka la hor istaago masawir ama nin gacanta wax ku sawira.
se poser, atterir - dagid; dayuuraddu marka ay cagadhiganayso
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
appal
/appool/appals, appalling, appalled, appellant appals; (v) wax aad ka walwashid, aad ka walaacdid ama aad ka xumaatid. e.g. We were appalled to hear this kind of news.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
appal
/appool/ (v) welwelow, murughow, ku humaathow. We were appalled by the news of the car accident.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
appât
appât, n.m. - Culaaf; Raashinka ama waxyaabaha kale ee dabinka la gesho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
appel
appel, n.m. - Wacid; Baaq.
appel signal (appel de phares) - Baaq; dhawaaq
appel (justice) - Rafcaan
faire appel - codsasho rafcaan; Dalbasho rafcaan.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Apple
Tufaax
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
apple
/aappal/apples; (n) tufaax. e.g. It is good for your health to eat one apple a day.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
apple
/aapal/ (n) tuffaah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
apply
/applaay/applies, applying, applied; (v) 1. arji u qorasho codsi u gudbin. e.g. He applied to Oxford University. 2. marin, dhayid ama isticmaalid. e.g. You need to apply this cream on your leg. 3. wax ama sharci lugu dabikhi karo ama loo adeegsan karo. e.g. This system will apply to you.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Apply
Ekee
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
apply
/applaay/ (v) 1. wal warsythow, arjy dhikythow. Apply for a job. 2. wal shar'ighy lyly rahaw, lyky dabaqaw amy ling etheegsythaw. School rules apply to everyone in the school. 3. mariyow, dheehow. Apply the glue to the surface.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
apply
v.tr., (lay one thing against another) saar, ku deji, mari; (address to) dalbo, weydiiso.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
appetit
appetit, n.m. - Abitiit (Qof cunaadu u furaantahay)
bon appétit - Abitiit wanaagsan; Cunto wanaagsan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
applaud
/apploodh/applauds, applauding, applauded; (v) 1. u sacabin; sacab ku taageerid. e.g. The whole community applauded him. 2. si xamaasad leh u soo dhawayn, taageerid. e.g. The recent news will be applauded by everyone.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
applaud
/apploodh/ (v) habshyngdhowow, sa'biyow.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
applaud
v.tr., u bog, u khushuuci; be applauded, khushuuc.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
applied
/applaaydh/ (adj) la dabakho ama si ficil ahaan ah loo sameeyo. e.g. applied arts and science.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
appoint
/appooynt/appoints, appointing, appointed; (v) 1. jago u magacaabid; xil u dhiibid. e.g. He was appointed vice president. 2. wakhti u qabasho, ballamin. e.g. We should arrive at the appointed time.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
appoint
/appooynt/ (v) hool amy hil ing dhiibow.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
appoint
v.tr., (establish) ku dar, ku qaybi, ugu sarraysii; (fix) ballan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
appunto
avv. sida saxa ah. s.m. - xusuus qorid(da).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
appuyer
appuyer,v. - Ku adkaysi (Dood); Isku cadaadin; Maqaal; taagerid; gacan buuxda siin