approximatif
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
approximatif
approximatif, adj. - Aad ugu dhow; iska sax; ku dhawayn tiro. Ugu dhawaan; ugu dhaw ka hor ama ka dib.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Approximation
Seebid
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Approximation
Seemid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
approximate
/appraksameyt/approximates, approximated, approximating; (adj) qiyaas ahaan ama aad ugu dhow. e.g. The approximate value of my car is $4000.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
approximate
/approksameyt/ (adj) ing dhowaashy.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Approximately
Seeb ahaan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
approximately
/appraksameytli/approximation; (adv) qiyaastii, ugu dhawaan. e.g. I have approximately 100 books.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
approximer
approximer, v. - u dhaweeyn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
appropriation
/approopiryeyshan/ (n) u qoondayn ama u qgorshayn. e.g. The company makes appropriations for different departments.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
approssimarsi
v.rifl. - u dhowaansho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
proximité
proximité, n.f. - agagaarka; aan ka fogayn
à proximité de - u dhaw
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
proximity
/proksimati/ (n) u dhow (u dhawaan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
achromatic
/akroomatik/ (adj) wax aan midab lahayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
appreciate
/apprishiyeyt/appreciates, appreciating, appreciated; (v) 1. maqsuud ( raalli ka nogosho) 2. u mahadnaq.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
appreciate
/appreshiyeyt/ (v) qedderiyow, ing mahadnaghow. I appreciate all your help.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prohibitif
prohibitif, adj. - mamnuuc ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prorogatif
prorogatif, adj. - dib u rid; dib u dhig
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
approbation
approbation, n.f. - Tixgelin Saaxiibtinimo; Taageerid Naxariis leh; Oggolansho loo siiyo awood inuu wax falo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
approbation
n., bog, -gi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
appropriate
/approopiriyeyt/appropriates, appropriating, appropriated; (adj) 1. ku haboon; ku fiican; loogu talo galay. e.g. It was an appropriate time to talk about this subject. (v) 2. wax aadan lahayn oo aad qaadatid; xalaalaysatid. e.g. She appropriated the money she borrowed.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
appropriate
/approopiriyeyt/ (adj) ky feyly, ky toosyng.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
appropriato
agg. - ku habboon.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
appreciation
/apprishiyeyshan/ (n) mahadnaq.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
improvisation
improvisation, n.f. - wax iyada oo aan lagu tala galin markaba la alifo.