apprehend
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
apprehend
v.tr., (seize) qabo, ku deg; (fear) ka cabso, ka baq; (conceive) garo; this I comprehend not, taasi iima dhicin.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ka dhexqabo
v. stop someone ~ something in the middle of something, catch, apprehend
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
afgarad
-ka: (n) understand (ander-istand) ~ fahan. -Syn: apprehend, comprehend, grasp
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
cibro
-cibrada: (n) experience (ikis-piiri-yans) Ex: ku cibro qaado; apprehend the experience
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
dhuux
-a: (n) 1. bone marrow; marrow (maarow) ~ dhuuxa lafta ku dhex jira.
dhuux -ay / day: (v) 1. break a bone to get marrow. 2. apprehend (ap-rihendhy, seize the meaning; understand or comprehend ~ fahan. Ex: dhuux warkayga; understand what I am saying
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
faham
-ay / fahantay: (n) understand (andharstaandh); comprehend; apprehend; grasp ~ fahan, garasho. Ex: ma fahamtay? did you understand? —is fahamsan: (expression) mutual understanding
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
fahan
-ka: (n) understanding (andharstaandhing); apprehension, comprehension, perception knowing ~ garasho, faham
fahan -fahmay I fahantay: (v) understand (andhar staandh); comprehend; apprehend; grasp ~ faham, garasho. Ex: i fahansii; make me understand, —is fahan: mutual understanding
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
garanla'
-aa: (adj) can't understand, apprehend or comprehend ~ fahmila'
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
garanwaa
-yey I garanwayday: (v) can't understand, apprehend or comprehend ~ garanla', fahmila'
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ka_dhexqabo
de: stop s.o. ~ s.t. in the middle of s.t., catch, apprehend
lx: ka dhexqabo
pd: (dhexqabtay)
ps: v3b=expr
key: ka_dhexqabo
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
reprehend
v.tr., dagaal, xanib, masabid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
misapprehend
/misaaprihendh/misapprehension;(v) khalad u fahmid (marin habaabin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
comprehend
/komprihendh/ (vy) 1. fahmid (v) 2. ka koobid (ku darid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
comprehend
v.tr., (comprise) garo, qabso.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
append
/appendh/ (n) ku siyaadin (ku daba-darid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pretend
/pritendh/ (v) iska-yeelyeelid (iska-dhigid).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
apprêter
apprêter, v. - Diyaar garow.
apprêter une surface - sameyn sagxad.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
apartheid
/apartheyd/ (n) midab kala sooc; midab takoor. e.g. apartheid system in South Africa.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Apartheid
Midabtakoor
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
apprehension
/aapprihenshan/apprehensions; 1. wax aad ka cabsi qabtid mustaqbalka. e.g. Her apprehension about her future was obvious. 2. fikrad ka qaadasho, fahmid. e.g. I have no clear apprehension of the situation.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Apprehension
Qabasho, Walwal
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
apprehension
n., qabasho, -adi, baqdin, -ti, garasho, -adi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
apprehensive
/apprihensiv/apprehensively; (adj) qof ka cabsi qaba wax dhici doona. e.g. He was apprehensive about the whole situation.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
apprehensive
/apprehensiv/ (adj) welwelsyng, nattyng (qof ku obsythaw wal dhiyi doony).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
appartement
appartement, n.m. - Qol gaar ah oo Guriga ka mid ah; Bagacsan; Siman.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
appréndere
v.tr. - barasho.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
upper hand
/ (n) gacan sarrayn (guul helid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
agreed
a.; it is agreed, lagu heshii.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
appéna
avv. - durba; in yar.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
arched
/arjid/ (adj) 1. dhismo sida qaansada u dhisan oo daboola dariiq, irid ama daaqad. e.g. the arched structure over the doorway. 2. wax soo laaban ama xoodan. e.g.archeology her arched black eyebrows.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
appeler
appeler, v. - La waco; Loo yeedho; u yeedhid;
s'appeler: je m'appelle... - Waxaa la iyiraahdaa...
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
applied
/applaaydh/ (adj) la dabakho ama si ficil ahaan ah loo sameeyo. e.g. applied arts and science.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
approve
/appruuv/approves, approving, approved; (v) 1. aqbalid ama yeelid. e.g. I approved his proposal after I examined it. (v) 2. ka maqsuudis ama u guuxid. e.g. My teacher did not approve of my book.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
approve
/appruuv/ (v) oggolaathow. My dad did not approve of my haircut.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
approve
v.tr., u bog, cajibi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
present
/presant/ (n) hadiyad.
present: /presant/ (v) 1. hibeyn (guddoonsiin hadiyad iwm) 2. soo ban-dhigid (hadal jeedin iwm) 3. is-barid.
present: /presant/ (adj) 1. jooga (xaadir ah) 2. hadda (waqtigan xaadirka ah).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
présent
présent, adj. - jooga
présent, n.m. (cadeau) - hadiyada; ugu deegida; siinta
présent, n.m. (temps) - waqtiga markaa la joogo; xaadirka ah
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
present
a., jooga, xaadir; God is present everywhere, Eebbahai meel walba waa joogaa or waa ku xaadir.
present, n., (time) aminka, iminka; (gift) hadiyad, -di, siin, -ti.
present, v.tr., (offer) sii, u dhiib, u bixi.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
prevent
(v) to keep from happening.
ka celin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prevent
/privent/ (v) is hortaagid (ka joojin; ka maanicid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
prevent
v.tr., (hinder) u diid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prévenu
prévenu, adj. et n. - qof dambi loo haysto ayna tahay in su'aalo la weydiiyo
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Apparent
Muuqda
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
apparent
/appaarant/apparently; (adj) 1. si qeexan loo arki karo ama si cadapparition loo fahmi karo. e.g. He committed the crime for no apparent reason. 2. wax aad dareensan tahay ama kuu muuqda laakiin aadan runtooda hubin. e.g. Police are investigating some apparent contradictions.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
apparent
/appaarant/ (adj) 1. eed ing ed (bayaang eh). It is apparent that he did the crime. 2. wal rung ing dhow amy ing nag.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
apparent
apparent, adj. - Si qeexan loo arkayo ama loo fahmayo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
apparent
a., la arkaa, muuqda (m.), muuqata (f.).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
apprenti
apprenti, n.m. - Waxbartayaasha shaqada; ka loo yeelo inuu wax ka barto meelaha shaqadu ka socoto.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
approche
approche, n.f. - Hareeraha ama agagaarka Magaalada.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
forehand
/foor-haandh/ (n) darbada gacanta ee calaacashu soo horrayso, siiba kubbadda miiska.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
forehead
(n) the part of the head or face between the eyebrows and the normal hairline.
food
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
forehead
/foor-heedh/ (n) fool (foodda wajiga inta soo-taagan)
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
forehead
n., food, -di, jaah, -hi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
prétendu
prétendu, adj. - maleeya; sheegta iayda oo aan la hubin in ay dhab tahay
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
apartment
/apartmant/apartments; (n) guri dabakh ah (qol ama qolal degaan oo dabakh ama dhismo weyn ka mid ah). e.g. I pay $1000 for my one bedroom apartment.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
apartment
/apartment/ (n) qol amy qolol ly ijaaraw.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
apartment
n., makhsin, -ki.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
apprécier
apprécier, v. - Qiimeyn faham ah; Kor u dhigid ( Mudnaasho)
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
apprendre
apprendre, v. - Wax la barto; La dhigto (Tacliin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
approcher
approcher, v. - Ku dhawaansho; Ku sii dhawaansho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
autrement
autrement, adv. - si kale ama hab kale.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
represent
/reprisent/ (v) 1. u taagan (ka dhigan, matalaya) 2. matalaya (wakiil u ah, magaciisa ku hadlaya) 3. sheegasho (ku andacoon).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
represent
v.tr., (exhibit) muuji.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
appartenére
v.intr. - lahaansho; ka tirsanaansho.