anxieux
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
anxieux
anxieux, adj. - Ka xun; Ka werwersan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
anxiété
anxiété,n.f. - Xaalad laga Walaaco Mustaqbalka Wax dhici doona.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
anxiety
(n) a state of uneasiness and distress about future uncertainties; apprehension; worry.
werwer
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
anxiety
/aangsaayati/anxieties; (n) arin ama xaalad laga walaaco waxa dhici doona; laga walwalo. e.g. increasing anxiety over inflation.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
anxiety
/angsaayati/ (n) welwel. We were filled with anxiety about the heavy rain.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
anxiety
n., werwer or welwel, -ki.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
anxious
(n) worried and distressed about some uncertain event or matter; uneasy.
werwer iyo walbahaar
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
anxious
/aangshas/anxiously; (adj) ka walaacsan; ka wareersan; ka xun. e.g. He is anxious about his future.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
anxious
/angshas/ (adj) ku welwelsyng.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
anxious
a., werwersan; be anxious, v.i., werwer; be anxious, v.c. werweri.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
envieux
envieux, adj. - aad u masayr badan (masayraw).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sanieux
sanieux, adj. - dhacaan ama malax leh
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
banlieue
banlieue, n.f. - Hareeraha ama agagaarka magaalada.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vaniteux
vaniteux, adj. - qof faana; isla wayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
adieu
adieu, n.m. - Nabadgeliyo; Isnabadgelyeyn;
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
aïeul
aïeul, n. - Awoowyadii hore Midkood (Qof) Tafiirtiisii hore Midood).
Magacyada Dhirta Ceel-Dheere iyo Buula-Burte (Soomaali-Laatiin) - D. Herloker, B. Kujar [1985]
ANEEX
Cucumella kelleri 01
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
annex
/annekis/annexes, annexing, annexed; (v) 1. la wareegid (waddan ama dal) xoog lagu qabsaday. e.g. Kuwait was annexed by Iraq in 1990. (n) 2. dhismo ku dhagan dhimso kale ama wax lugu dhejiyey wax kale (lugu darro). e.g. This hall is an annex to the hotel.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
annex
/anneks/ (n) dhismy oo dhismy kely lyky nuthy.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
mieux
mieux, adv. - kasii fiican.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
pieux
pieux, adj. - qof raxmad, naxariis iyo Ilaah caabud badan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vieux
vieux, adj. - gaboobay; da' weyn; da' (waayeel, duq, oday).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
adieu!
intj., amaana Allaah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ancien
ancien, adj. - Qadiin; Wakhti hore jiray, Beri hore jiray; Gaboobay; Da'weyn; Gudbay; Dhaafay.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
aqueux
aqueux, adj. - Biyo ah; biyo-biyo ah; biyo leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
odieux
odieux, adj. - wax aan wanaagsanayn; oo nacayb keena ama la iska naco.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
affreux
affreux, adj. - Wax ku naxdin geliya; wax kaa nixiya.
Necbaansho ama cabsi xun; Naxdin leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ancient
/eynshant/ (adj) qadiim ah; waa hore jiri jiray. e.g. ancient Egyptians.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
ancient
/enynshant/ (adj) 1. wal hory amy qadiim eh. 2. demeng hory.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
ancient
n., nin gabowba, duq ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
antique
/antiik/antiques; (n) alaab qadiim ah isla markaasna qaali ah. e.g. This old vase is an antique.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
antique
/antiik/ (n) shey qaddiing eh oo waany qaal eh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
copieux
copieux, adj. - Xaddi badan; aad u badan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
curieux
curieux, adj. - Jecel inuu wax walba ogaado.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
furieux
furieux, adj. - badow; dabadgaleen ah; waxshi ah; axmaq ah; debed galeen; waxshi, cadhaysan; cadhoonaya;
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
luxueux
luxueux, adj. - Raaxo leh; lagu raaxaysan karo.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
onéreux
onéreux, adj. - qaali ah; aad u lacag badan; qiimihiisu badan yahay.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
sérieux
sérieux, adj. - khatar ah; il-daran; halis ah; nidar; siniyad ah; laysku halayn kara; mas'uul
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vicieux
vicieux, adj. - la xidhiidha kharibaadda.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ambitieux
ambitieux, adj. et n. - Hammo badan; Hiyi badan ama fiican;
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
antérieur
antérieur, adj. - Ka hor imanaya ( Wakhti ama Meel)
patte antérieure, - Jeeniga maaha Lugta (Cagtiisa Xayawaanka afarta addin); jeeni
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
facétieux
facétieux, adj. - qofka kaftanka ka hela ama kaftama.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incurieux
incurieux, adj. - aan ilgal ahayn; aan jeclayn in uu waxwalba ogaado.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ingénieux
ingénieux, adj. - qofka xariifka ah; xirfadda iyo maskaxda badan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
injurieux
injurieux, adj. - cayid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
insidieux
insidieux, adj. - lagu dabo; qoolid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
laborieux
laborieux, adj. - Qofka si adag u shaqeeya; adag.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
malicieux
malicieux, adj. - Qofka dadka ku jeesjeesa.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
minutieux
minutieux, adj. - dhammaystiris; dhammaystirid dhinac kasta