antiquated
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
antiquated
/antikwaytid/ (adj) wax da' wayn oo aad qadiim u ah. e.g. He strongly believed antiquated ideas about science.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
antiquato
agg. - qaddiin ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
antique
/antiik/antiques; (n) alaab qadiim ah isla markaasna qaali ah. e.g. This old vase is an antique.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
antique
/antiik/ (n) shey qaddiing eh oo waany qaal eh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
animated
/anameytidh/ animatedly; (adj) wax dhaqdhaqaaq leh ama xiisa leh. e.g. We had an animated discussion about politics.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
antiquity
/antikwati/antiquities; (n) wax taariikh hore leh; raad taariikheed ka muuqdo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
antiquarian
/antikuwaariyan/ (adj) alaab qadiim ah oo aan saas suuqa looga helin; taariikh hore leh. e.g. My brother owns an antiquarian book shop in London.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
animate
/aanamit/animates, animating, animated; ((adj) 1. nool, naf ku jirto. e.g. Is the object animate or inanimate? (v) 2. xiisa gelin, firfircooni ama xaraarad u yeelid. e.g. Joy animated his face. (v) 3. kicin, ku dhiirrin. e.g. His actions were animated by revenge.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
animate
v.tr., noolay; kindle the fire, dabka noolay.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
activate
(v) to set in motion; to create or organize.
la dhaqaajiyay
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
activate
/aaktiveyt/activates, activating, activated; (v) dhaqaajin ama kicin; socodsiin. e.g. He activated the machine.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
adequate
(adj) satisfactory in quantity or quality; sufficient.
ku filan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
adequate
/adhakwit/adequately, adequacy; (adj) ku filan, deeqa. e.g. The supplies are adequate.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Adequate
Ku tillaan
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
adequate
/adhekwit/ (adj) ky filyng (kifaayi). The food is adequate.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
aftiqaad
-ka: (magac, lab, keli) cod shicibka laga qaado oo ay go'aan mahuraan ah ku oggolaadaan ama ku diidaan, sida dustuur cusub oo dal in laga hirgelinayo la rabo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
antidote
/aantidowt/antidotes; (n) 1. daawo loo adeegsado lidka sunta ama ka hortagga sunta. e.g. Antidotes are necessary to counteract poisons. 2. wax dhibaato jirtay kaa caawiya ama kaa xalliya. e.g. Agriculture could be an antidote for the food shortage.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
antidote
/antidowt/ (n) daawethy sungky (misaal haang qof sumoowy amy sung dhamy walaaghy ly siyi fathy). The doctor prescribed an antidote for the kid who swallowed the poison.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
antidote
antidote,n.m. - Dawo loo isticmaalo Lidka Sunta, ama ka sii hortegidda sunta iwm.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
astiquer
astiquer, v. - Kaga dhaalisid; si fiican u hagaajisid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
iniquité
iniquité, n.f. - sharci darro aad u badan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intimate
/intameyt/ (adj) 1. saaxiibtinimo nafta laysu huro (nin iyo naag aan waxba isu diidin oo kale). e.g. She had been intimate with a lot of men. 2. qofka arimihiisa khaaska ah (shakhsiga ah). e.g. I told him the most intimate details of my personal life. 3. faahfaahin lugu ogaaday cilmi baaris. e.g. Ask someone with an intimate knowledge of the city.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
intimate
n., (a familiar friend) saaxib run ah or saaxib dhab ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
situated
/sijuweytidh/ (adj) ku yaalla (ku dhaca, meeshaas ku yaal) eg. The new school is situated on the south side of the town.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
antipathy
/antipathi/antipathetic; (n) qof ama wax naftaadu karaahiyaysato, nacayb siyaado ah; aadan ka helin. e.g. My former friend feels antipathy toward me.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
étiqueter
étiqueter, V. - calaamadin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
affiliated
/affiliyeytidh/ (adj) ku xiran, la xiriira.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
aftiqaadid
-da: (magac, dhedig, keli) eeg aftiqaad. aftir ka: (magac, lab, keli) cuntada iyo sharaabka soonka lagu furo Bisha Ramadaan. Li: suxuur.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
anticipate
/aantisapayt/anticipates, anticipating, anticipated; (v) 1. rajayn; sugid wax dhici doona. e.g. I spent more money this month than I anticipated. (v) 2. odorosid ama qiyaasid wax dhici doona hadanaanticipation laysku diyaariyo (laga feejignaado). e.g. I anticipate that it would rain so I will take an umbrella.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
anticipate
/antisipayt/ (v) jibsythow (wal dhiyi doony ly sughy).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
anticipate
v.tr., horaysii.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Antimatter
Lid-maatar
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
articulate
/artikyaleyt/articulates, articulating, articulated; (adj) 1. qof hadal qeexan, hadalkiisu cad yahay. (adj) 2. fikradaada ama dareenkaaga oo aad si qeexan ama cad aad u sheegtid (u gudbisid) (adj) 3. isku-xirid sida baabuur iyo rimoor.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
articulate
/artikuleyt/ (adj) lang saraay eh (hathal saraay leh). The teacher was very articulate about the subject.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unrequited
/anrikwaytidh/ (adj) aan lala-wadin (aan lala-qabin, siiba jacaylka).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unacquainted
/anakweyntidh/ (adj) aan-waxba ka aqoon.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
accumulated
a.v., tulan, rasaysan, urursan.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Anti trades
Xagaashl
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Anticathode
Lid-qotintabane
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
constipated
(n) difficult, incomplete, or infrequent release of feces.
caloosha taagan
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
constipated
a., calool ingegan, nin calool ingegan leh.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dantiigarad
-ka: (magac, lab, keli) qofka dantiisa ilaashada oo aan ku dheelin. Dh: dantiiyaqaan. Li: dantiimooge.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
hantiqabeen
m. n. host; owner; wealthy man; capitalist
hantiqabeen [feminine] n.; n, [collective] wealthy woman; well-to do people
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
hantiqabeen
-ka: (magac, lab, keli) eeg hantiile.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
intoxicated
(adj) the statement of having excess of a toxin, esp. excess alcohol,
sakhraamis
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Martiqaadid
(Martiqaadid-da)
Marti cunno ugu yeerid, u samayn; soorid.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
martiqaadid
m.f.dh eeg martiqaad². la-mid: martqaad¹ (2).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
martiqaadid
-da: (magac, dhedig, keli) casuumid oo cid loo yeedhay soo dhawayn iyo qaabilid u samayn. Dh: casuumid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unmitigated
/anmitageytidh/ (adj) si- kasta u xun (aan marna roonayn).