antibody
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Antibody
Lid-jidh gale
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
anybody
/enibadhi/ (pron) qof walba; qof kasta. e.g. You can call anybody.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
anybody
/enibadhi/ (pron) qof welby, qof kasty amy qof ly araghooby.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Antinode
Lid-guntin
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Antipodes
Isu beeganayaal
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
antico
agg. - sooyaal ah, qaddiin ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nobody
/nowbadhi/ (pron) qofna (cidna).
nobody: /nowbadhi/ (n) waxba yahay (qof aan muhimad lahayn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
nobody
n., cidina, cidna.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
untidy
/antaydhi/ (adj) isku-dhex daadsan (aan nidaamsanayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
antidote
/aantidowt/antidotes; (n) 1. daawo loo adeegsado lidka sunta ama ka hortagga sunta. e.g. Antidotes are necessary to counteract poisons. 2. wax dhibaato jirtay kaa caawiya ama kaa xalliya. e.g. Agriculture could be an antidote for the food shortage.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
antidote
/antidowt/ (n) daawethy sungky (misaal haang qof sumoowy amy sung dhamy walaaghy ly siyi fathy). The doctor prescribed an antidote for the kid who swallowed the poison.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
antidote
antidote,n.m. - Dawo loo isticmaalo Lidka Sunta, ama ka sii hortegidda sunta iwm.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
antilope
antilope, n.f. - Xayawaan deerada u eg.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Fat body
Jidh dufaneed
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Antibiotic
Jeermisdile
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
antibiotic
/antibayatik/ (n) daawo kiniini, sharoobbo ama irbad ah oo disha jeermiska cudurada (bakteeriya).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
antibiotic
/antibayaatik/ (n) daawy irbid, kaniiny amy shorooby eh sithy benshiliinithy oo bushighy bakteeriyithy leh liky daaweyaw.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Angiology
Barashada dhiigga iyo xididdada
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
anthology
/anthalaji/anthologies; (n) isku duwid ama isu uruurin qoraalo dad kale duwan qoreen, oo lugu qoro hal buug. e.g. an anthology of Somali songs.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
anthology
/aanthaalajy/ (n) qoraal amy gobi oo shal geddiisyng oo hal buug linisky sheeny.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
antipathy
/antipathi/antipathetic; (n) qof ama wax naftaadu karaahiyaysato, nacayb siyaado ah; aadan ka helin. e.g. My former friend feels antipathy toward me.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
antiquity
/antikwati/antiquities; (n) wax taariikh hore leh; raad taariikheed ka muuqdo.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Antitoxin
Lid mariid
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dantimoog
-ga: (magac, lab, keli) qofka dantiisa dayaca ama aan garan meesha ay ku jirto. Dh: dantiimooge.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
mandibola
s.f. - daanka hoose.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Anticathode
Lid-qotintabane
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
cantarboodh
-ka: (magac, lab, keli) hilibka xoolaha kaga yaalla luqunta oo aanu raggu cunin. Dh: tun, raqabad, afweyn.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
labatiboodi
(fal) badar, labo tibood oo isweydaar ah ku tun. Hadhuudhka si aad ugu dhaqsato labatiboodi. Dh: talantaalli.