antibiyootiko
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
antibiyootiko
-antibiyootikada: (n) antibiotic (aantibayootik); a substance, such as penicillin or streptomycin
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
antibiyootig
m. n. antibiotic
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
antibiyootig
de: antibiotic {Eng}
lx: antibiyootig
pd: (-ga)
ps: n2-m
key: antibiyootig
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
antibiyootiig
-ga: (magac, lab, keli) daawo jaadad badan leh oo lagula dagaallamo ilima'aragtayda (bacterias) cudurrada dhalisa ama sii faafisa sida qaaxada. Waa daawooyin halis leh haddii talooyinka dhakhtarka la tixgelin waayo.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Antibiotic
Jeermisdile
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
antibiotic
/antibayatik/ (n) daawo kiniini, sharoobbo ama irbad ah oo disha jeermiska cudurada (bakteeriya).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
antibiotic
/antibayaatik/ (n) daawy irbid, kaniiny amy shorooby eh sithy benshiliinithy oo bushighy bakteeriyithy leh liky daaweyaw.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
abtiyoobid
m.f.dh eeg abtiyow².
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
abtiyoobid
-da: (magac, dhedig, keli) naaska gabadh yar, soo bixis oo taagmis.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
antipàtico
agg. - karaahiyo (qof).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Hantiyoobid
(Hantiyoobid-da)
Hanti noqosho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
hantiyoobid
m.f.dh eeg hantiyow.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
hantiyoobid
-da: (magac, dhedig, keli) wax hanti ahaan loo leeyahay noqosho. Dh: hantiyaw.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
anticipation
/aantisapeyshan/ (n) wax si farxad leh aad u sugaysid; aad si weyn u rajeynaysid. e.g. I was looking forward with eager anticipation to receiving her letter.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Anticipation
Hormaris