anthemorage
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Anthemorage
Dhiig joojiye
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
anterograde
(n) moving or extending forward; also called antegrade
dhaqaaq ama hore u kala bixis
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
alterare
v.tr. - doorin, qayirid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
anathema
/anathima/ (n) 1. qof ama wax aad karaahiyaysato; nacayb badan. e.g. Discrimination is anathema to him. 2. cayda, af xumada ama waxyaabaha lugu dambaabo. e.g. Repentance is allowed after you commit an anathema.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
anathema
n., inkaar, -ti.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
antelope
/aantaloop/antelopes; (n) xayawaan deerada u eg oo leh lugo iyo geeso dheerdheer.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
antelope
/aanteloop/ (n) eely, (deery).
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
atheroma
(n) fat deposits on the walls of medium and large arteries.
xaydh baa fadhiisatay xididadada wadnaha ka taga kuwa waaweyn iyo kuwa dhexdhexaadka ah .
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
attelage
attelage, n.m. - lagu xidho gaadhiga ama kareetada faras ama dameer
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
panthère
panthère, n.f. - haramcad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
théorème
théorème, n.m. - nadariyada; fikrada la cadayn karo ama la fasiri karo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
theorize
/thiyarays/ (ame) theorise; (bre); (v) aragti-abuurid (fikrad ka abuurid).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
anterióre
agg. - hore.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
anthology
/anthalaji/anthologies; (n) isku duwid ama isu uruurin qoraalo dad kale duwan qoreen, oo lugu qoro hal buug. e.g. an anthology of Somali songs.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
anthology
/aanthaalajy/ (n) qoraal amy gobi oo shal geddiisyng oo hal buug linisky sheeny.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
atterrare
v.intr. - degid, cagadhigasho (diyaarad).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
authorise
/ootharays/ eeg; authorize.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
authorize
/ootharays/authorises, authorizing, authorized; (v) amar ku bixin (ogolaansho) yeelid. e.g. The President authorized him to visit to United States.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
authorize
v.tr., idin; be authorized, ha laguu idmo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
entourage
/antoreyj/ (n) weheli-yayaal (siiba, dadka raaca gof madax ah). e.g. the President and his entourage.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
integrare
v.tr.- dhammayn, dhammaystirid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
integrate
/intagreyt/integration;(adj) 1. isku-darid; midayn (isu keenid ama isku dhajin). e.g. The two regional bus systems were integrated. 2. is-dhexgalid (laba qolo ama laba ummadood oo is-dhexgala xaga dhaqanka, diinta, afka iwm). e.g. They have been in this country for ten years but have never really integrated.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
temporale
agg. - la xiriira waqti.
temporale: s.m. roob xoog leh oo gugac iyo biriq wata.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Anemograph
Animograaf
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Anemograph
Dhanaar, huraar
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
assemblage
n., isku daran, -ki; of tents, reer,- ki.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
cathédrale
cathédrale, n.f. - Kaniisad guud.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dantimooge
-ha: (magac, lab, keli) qofka dantiisu halka ay ku jirto aan dhaadin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
hémorragie
hémorragie, n.f. - dhiigbax.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Hemorrhage
Dhiig bax
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
hemorrhage
(n) escape of blood from the vessels; bleeding.
dhiig bax
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
hemorrhage
n., dhiiggi xawtankiisi.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
innamorare
v.tr. - jacayl ku beerid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
commemorare
v.tr. - xusid qof ama taariikh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
commemorate
/kommemareyt/ (v) xusid (xusid taariikhi ah).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dantiimooge
-ha: (magac, lab, keli) qofka dantiisa dayaca ama aan garan meesha ay ku jirto.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
entomophage
entomophage, adj. - xayawaanka cayayaanka cuna.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intemperate
/intemparat/ (adj) aan caadi ahayn (xadka dhaafsan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
anthropologie
anthropologie, n.f. - Cilmiga ama sayniska Ninka ama Qofka: Bilowgiisii; Horumarkiisa, caadooyinkiisa, waxyaabuhuu rumaysan yahay iwm.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Antipersonale
Miint dad lays
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Antiresonance
Lis-iskudubadhac
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
contemporaneo
agg. - isku waqti, la fil ah; iskumar (dhaca).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intermarriage
/intarmaarij/ (n) kala guursasho (laba shicib ama laba qolo oo kala-guursada); isdhexgal xagga guurka.