anonymity
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
anonymity
/aananimati/ (n) qof magaciis ama aqoonsigiis oo aan la hayn ama aan la sheegin (la qariyo). e.g. the anonymity of the writer.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Annuity
Gugiiba
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
anonyme
anonyme, adj. - Aan magac lahayn; Magac la'aan; Magac la'.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
enormity
/inormiti/ (n) 1. waxashnimo, xumaan. e.g. the enormity of his crimes weighed heavily on his conscience. (n) 2. weynaan, xajmi weyni.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
anonymous
/ananimas/anonymously; (adj) 1. magac la', magaca oo laqariyo ama aan la sheegin. e.g. I received an anonymous letter. 2. caadi iska ah ama aan lahayn wax gaar u ah. e.g. I visited an anonymous little town.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
anonymous
/anaanymas/ (adj) maghy laang eh (maghaaghy qarsyng), lyng gorythaany, lyng kassaany. An anonymous phone call.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
anonymous
a., hebel, nin hebel, ninba.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
magnanimity
n., raganimo, -adi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
enmity
/enmiti/ (n) cadaawo (cadow ahaansho).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
enmity
n., colaad, -di.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
amenity
/amenati/amenities; (n) meel ama wax lugu raaxo qaato, sida garoon ciyaareed, baar, barkad dabaal iwm e.g. Luxury hotels offer amenities for relaxation and enjoyment.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
amenity
/amenati/ (n) meel amy wal lyky haasawaw amy lyky baashaalaw sithy sheneemothy iwm.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Anomaly
Xad gudub
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
anomaly
(n) lack or loss of the appetite for food.
nafsad la'aan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
anomaly
/anamali/ anomalies; (n) wax sidii loogu tala galay ama ay ahaan jireen ka duwan; aan caadi ahayn, aan xaq ahayn. e.g. His unusually low test score was an anomaly.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
anònimo
agg. - magac la'.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
antonym
/aantanim/ (n) erayga lidka u ah eray kale. e.g. Aged is the antonym of young.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nobility
/nowbilati/ (n) 1. darajo sare leh (laan-dheere ah) 2. laan-dheeranimo (bulshada dabaqada ugu heer-sarraysa).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
animosity
/anamosati/animosities; (n) nacayb ama nebcaysi xoog leh. e.g. South Africa experienced racial and religious animosities.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
animosity
/aanimaasiti/ (n) kahad, neebbynaang. The animosity between them led to war.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
anoomitir
-ka: (magac, lab, keli) qalabka xawaaraha hawada lagu cabbiro.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
antiquity
/antikwati/antiquities; (n) wax taariikh hore leh; raad taariikheed ka muuqdo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
proximity
/proksimati/ (n) u dhow (u dhawaan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
unanimité
unanimité, n.f. - isku raacid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
magnanimité
magnanimité, n.f. - wanaagsanaan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
nationality
/naashanaliti/ (n) dhalasho (jinsiyad).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Nationality
Qolo, tol