anesthesiologist
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
anesthesiologist
(n) a person who studies and uses anesthetics.
qofka bartay suuxdinta iyo sida loo suuxiyo
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
anesthesiology
(n) the medical study and application of anesthetics.
barashada suuxinta
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
certified nurse anesthetist
(n) a person licensed to assist an anesthesiologist.
kalkaaliyaha shahaada u haysta suuxinta
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Anaesthesiology
Qaybta Suuxinta
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
anthropologist
/anthrapolajist/ qofka barta ama ku takhasusa dadka iyo dhaqamadooda. e.g. He is a Somali anthropologist.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
anthropologie
anthropologie, n.f. - Cilmiga ama sayniska Ninka ama Qofka: Bilowgiisii; Horumarkiisa, caadooyinkiisa, waxyaabuhuu rumaysan yahay iwm.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
archaeologist
/arkiyolajist/archaeologists, archaeological; (n) qofka barta cilmiga hab nololeedkii dadkii hore.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
neonatologist
(n) a physician who specializes in the care and treatment of baby's within the first 28 days of birth.
dhakhtarka ku takhasusay xanaanayn iyo daawaynta 28 cisho hore markaa ilmahu dhashay
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
ophthalmologist
(n) a physician who specializes in the anatomy, functions, pathology, and treatment of the eye.
dhakhtarka ku takhasusay indha
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Assistant Geologist
Kaaliyaha Joolajiga