amorce
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
amorce
amorce, n.f. - Raashinka ama waxyaabaha kale ee dabinka la gesho (sida marka malayga la dabanayo oo kale.); bilaabaya
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
amorcer
amorcer, V. - bilaabid
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
amóre
s.m. - jacayl.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
more
/moor/ (adv) ka badan (badan).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
more
a., ka badan, ka roon; will you have more? ma ka badsanaysaa? ad., once more, mar kale; no more, never more, in, inta ka dambaysa.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
adore
/adhoor/adores, adored, adoring; (v) 1. qof aad jeceshahay oo aad ka dambaysid ama tixgelisid. e.g. He adores his father. (v) 2. caabudid. e.g. We only adore the Creator.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
adore
/adoor/ (v) 1. hanuung jeelathow (lang athy eed ing jelly amy derjaayasy). I adore my mother. 2. aabuthow (Ilaahey aabuthow).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
adore
v.tr., caabud; be adored, v.p., ha lagu caabudo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
afore
abaft, ad., qaar hore iyo qaar dambe.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
amare
v.tr. - jeclaansho, сааshaqid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
aorte
aorte, n.f. - Halbawlaha dhiigga wadnaha ka qaada.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Force
Xoog
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
force
/foors/ (n) 1. xoog, quwad (v) 2. xoog isticmaalid, muquunin, khasbid
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Force
Xoog
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
force
force, n.f. - quwad; awood weyn.
employer la force - awood saarid; dul saarid.
reprendre des forces - xoog yeelasho ka dib marka uu qof xanuunka ka bogsado (baan qadasho hagaajo).
forces de production - xoogagga tacabka.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
force
n., (vigour) adkaan, -ti, taag, -ti; (violence) xoog, -gi, qasab, -ti, muquuno, -adi; (power) itaal, -ki; the force of truth, itaalka runta; v.tr., (oblige) qasab, muquuni; obtain by force, dhufo, soo dhufo; force down, hoos u muquuni; force out, ka muquuni.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
mèrce
s.f. - badeeco, alaab.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
morne
morne, adj. - murugaysan; aan faraxsaneyn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
morte
s.f. - geeri, dhimasho (da).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
umóre
s.m. - xaalad nafsadeed; dhacaan.
Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]
Amarre
name-m blessed; authorized; endowed with divine blessing; possessing supernatural power. Syn: Amran
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
Amarre
Amarre: magac loo baxsho wiil dhashay isaga oo ay weheliyaan arrimo lala yaabay oo aan hore loo arag.
Amarre: magac loo baxsho wiil la aaminsan yahay in uu la dhashay barako iyo macno gaar ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
amarre
amarre, n.f. - Baroosin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
amoral
/eymoral/amorality; (adj) qof khalad iyo sax aan kala jeclayn; aan waxba dan ka lahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
avorté
avorté, adj. - Dhicisoo
avorté échec - Guul-darro ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
écorce
écorce, n.f. - jilifta dhirta.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
jamboree
/jaambarii/ (n) xaflad weyn oo dad badan isugu yimaadeen.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
aborder
aborder, v. - salaamid
aborder un bateau - weerar kadis ah oo markaab lagu qaado
aborder une personne - salaamid; qof dariiqa lagu salaamo
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
actrice
actrice, n.f. - qalanjo; naagta jiladda ah (masraxyada iwm)
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
adorare
v.tr. - caabudid; ka helid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
amorous
/aamaras/ (adj) caashaqid ama jeclaan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
amortir
amortir, v. - Muudsasho; Joojin.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
ampoule
(n) a small glass or plastic container capable of being sealed to protect it from contamination.
dhalo ama weel yar oo caag ah xidhana, si wasakhda uga celiyo waxa ku jira
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Ampoule
Irbad
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ampoule
ampoule, n.f. - Lambadiin; Nal.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
annonce
annonce, n.f. - Ogeysiis
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
armoire
armoire, n.f. - Armaajo.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
atooree
(fal) iska dhig halyey sida ka metela filinka.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
attrice
s.f. - qalanjo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
avarice
/aavaris/ (n) hunguri weyni xaga lacagta, maalka (dhuuninimo ama damac badni).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
avorter
avorter, v. - Ilmo iska soorid.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Calorie
Kaalari
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
calorie
(n) any of several approximately equal units of heat, each measured as the quantity of heat required to raise the temperature of 1 gram of water 1 degree Celsius.
waa qiyaasah loo isticmaalo qiyaasta awood jidhku ka helo cuntada
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
calorie
/kaalari/ (n) gqiyaas loo isticmaalo sheegista kulka ama tamarta cuntadu dhaliso.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
calorie
/kaalori/ (n) ibbirky tabarty hung-gurighy luku helaw.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
camarre
m.l Gorayo yar oo aan weli lab iyo dheddig loo kala saari karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
divorce
/dhivorsi/ (n) 1. furniin (v) 2. furid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
divorce
divorce, n.m. - Furid; Furis (Ninka iyo naagta isqaba markay kala tagaan).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
divorce
n., furniin, -ti; v.tr., fur.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
écorché
écorché, adj. - ka jarid dubka qofka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
embrace
/imbareys/ (v) (n) hab-siin, hab. e.g. The two brothers embraced. (v) 2. ka-koobmid, ka kooban (v) 3. rumayn, sida diin kale rumaynteed. e.g. She embraced the Muslim religion.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
embrace
v.tr., (take a full hand) ka buuxso.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
enforce
/infoorsi/ (v) 1. dabbakhid, fulin, sida sharci iwm (v) 2. xoog ku fulin (ku khasbid).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
gamooje
m.l Dhaxan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
impórre
v.tr. ku khasbid, ku waajibin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
morceau
morceau, n.m. - baqshad alaab ah; waslad; qidcad; qurub; waslad laga jaray (in hilib ah); saanjad rooti ah ama burcad.
morceau par morceau - qurub-qurub u fashid; marba in qabatid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
remorse
/rimoors/remorseful; (n) qoomamo (tiiraanyo, ka calool-xumaan gef kaa dhacay).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
Samirre
magac loo baxsho wiil lagu samray ama gooradanbays ah.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
semonce
semonce, n.f. - digniin qof madax ahi uu siiyo shaqaalihiisa
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
tamaree
(fal) tamar iyo awood u yeel.
Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]
Xamarre
name-m chestnut~ dark red color
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
Xamarre
magac loo bixiyo fardaha iyo dibida midabkoodu uu xamarka yahay.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
xamarre
-ha: (magac, lab, keli) shimbiro yaryar oo cascas oo hunguri badan oo degdeg wax u cun oo kooxkooxna isku raaca oo cufkoodana laba laba u wada gala. Dh: xurguf, yaryaro.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
air force
/eerfoorsi/air forces; (n) ciidamada cirka.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
air force
/eer foorcy/ (n) olky dayuurythy i dadky wethaw.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
amourette
amourette, n.f. - Jacayl gaaban.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
camcorder
/kamkoordar/ (n) kaamery filing i naastyryby leh.