alfabeto
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
alfabèto
s.m. alif.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
analfabèta
agg. e s.m. caamo, ummi.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
alaabo
m.dh.u la-mid: alaab.
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Albedo
Albiido
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
àlbero
s.m. - geed.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
affatto
avv. - gebi ahaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
alaabee
f.g2 (-beeyay, -baysay) Guri, xafiis iyo wixi lamida alaabo dhigid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
alaabee
f.g2 (-beeyay, -baysay) Guri, xafiis iyo wixi lamida alaabo dhigid. m.f.dh, alaabayn.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
alaabee
(fal) xafiis iyo wax la mid ah, qalabee.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
asfalto
s.m. - daamur iyo jaay laysku daray.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Laabato
(Laabata-da)
1. Kalaggoysyada xubnaha.
2. Meel laab ah.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
laabato
m.dh (-ooyin, m.l) 1. Meesha xubnaha waaweyni iska galaan oo laallaabata. 2. la-mid: laabad.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
laabato
m.dh (-ooyin, m.l) 1. Meesha xubnaha waaweyni iska galaan oo laallaabata. 2. la-mid: laabad.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
laabato
f. n. joint (of body); angle, corner
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
laabato
-da: (magac, dhedig, keli) weecad goolad ah. Laabatada buurta ayuu gaadhigu ka booday.
laabato -da: (magac, dhedig, keli) xagal ama meel addin ka laabmo. Laabatada ayaa i xanuunaysa. Dh: xagal.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
laabato
de: joint (of body); angle, corner
lx: laabato
pd: (/da)
ps: n6-f
key: laabato
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
affamato
agg. gaajaysan, baahan.
Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
Alaab-ta
bien, marchandise.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
alphabet
/aalfabet/alphabets; (n) alifbeeto sida a,b,c, oo kale (xuruuf).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
alphabet
/aalfabet/ (n) alifbeety sithy Elif-Maay. 2. far (far Arabi, far gury).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
alphabet
alphabet, n.m. - Alefbeeto (Sida Xarfaha bt j x kh iwm.)
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
alphabet
., xuruuf el hijaa'.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Ilqabato
(Ilqabata-da)
Isha ku joogsato; qurux; ilwaad; illaacdo (ama ilqabad).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
ilqabato
m.dh 1. la-mid: ilqabad. Qurux indhuhu aad u soo jiita. 2. I. ah: wax indhaha lagu arki karo, iyadoon wax qalab ah la adeegsan.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
ilqabato
m.dh 1. la-mid: ilqabad. Qurux indhuhu aad u soo jiita. 2. I. ah: wax indhaha lagu arki karo, iyadoon wax qalab ah la adeegsan.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
ilqabato
f. n., [abstract] (adj.): beauty, attractiveness; something that catches the eye; macroscopic, visible to the naked eye
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
ilqabato
a: ilqabad (ka) [n2-m]
de: beauty, attractiveness; s.t. that catches the eye; [atr.] macroscopic, visible to the naked eye
lx: ilqabato
pd: (/da)
ps: n6-f-abs
syn: illaacdo, ilwaad, qurux
key: ilqabato
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
andaménto
s.m. - socod.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
anfacbeel
-ka: (magac, lab, keli) anfac la'aan; waxtar la'aan; dheef la'aan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
daltabyoo
f.mg3 (-ooday, -ootay) Daltabyo dareemid (nafley).
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
daltabyoo
f.mg3 (-ooday, -ootay) Daltabyo dareemid (nafley).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
daltabyoo
(fal) xiisoo oo dalkaagii u hilaw.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
jaalabuto
m.dh 1. Cayaar ay cayaaraan goroyada, shimbiraha iyo wixi lamida oo ay cagaha dhulka la dhacaan. 2. Socod nafley badani ay koox-koox ugu socoto. 3. Feer, haraati iyo wixi lamida oo cid lala dhaco
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
jaalabuto
m.dh 1. Cayaar ay cayaaraan goroyada, shimbiraha iyo wixi lamida oo ay cagaha dhulka la dhacaan. 2. Socod nafley badani ay koox-koox ugu socoto. 3. Feer, haraati iyo wixi lamida oo cid lala dhaco.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
jaalabuto
-da: (magac, dhedig, keli) ciyaar ay cayaaraan goroyada, shimbiraha iyo wixii la mid ah oo ay cagaha dhulka la dhacaan.
jaalabuto -da: (magac, dhedig, keli) socod nafley badani ay kooxkoox ugu socoto.
jaalabuto -da: (magac, dhedig, keli) feedh, haraati iyo wixii la mid ah oo cid lala dhaco.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
rajabeeto
-rajabeetada: (n) bra (baraa); brassiere (bara-ziir)
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
rajabeeto
-da: (magac, dhedig, keli) nooc dharka gudaha ka mid ah oo dumarku naasaha ku xidhaan. Dh: candhasaab, keeshali.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
affidaménto
s.m. kalsooni.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
allenaménto
s.m. - tababbar.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
allevaménto
s.m. - xannaanayn (ta), xoolo-dhaqasho (da).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
analphabète
analphabète, adj. et n. - Aqoondarro; Cilmidarro; aan akhrin karin qorina karin (WAXBA).
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
saadanbeeto
(falkaabe) eeg saaddanbe saadanbeetoole: (falkaabe) saaddanbeeto ahaan. Saadanbeetoole ahaan buu imanaayey