alaab lagama maarmaan ah
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
ALAAB LAGAMA MAARMAAN AH
1
Merce di prima necessità
2
Staple goods
3
Waa badeecada aan sina looga maarmi karin sida cuntada, dharka, daawada, iwm.
waa la naqliyay ✓
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
FASAX LACAG LA'AAN AH
1
Ferie senza paga
2
Unpaid leave
waa la naqliyay ✓
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Fasax lacag la'aan ah
1
Licenza senza paga
2
Unpaid leave
waa la naqliyay ✓