airborne
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
airborne
/eerboorn/ (adj) 1. hawada sare heehaabaya ama bidaya. e.g. The kite was airborne in seconds. 2. hawada sare la xiriira. e.g. airborne troops.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
hay fever, allergic rhinitis
(n) an acute allergic condition of the eyes and respiratory system, characterized by a running nose, sneezing, and headaches and often caused by an abnormal sensitivity to certain airborne pollens.
sanboor
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
air force
/eerfoorsi/air forces; (n) ciidamada cirka.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
air force
/eer foorcy/ (n) olky dayuurythy i dadky wethaw.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
arbre
arbre,n.m. - geed; dhir
arbre en fleur, - geed ubax leh
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
borne
borne, n.f. - Xad; (Heer ku xadaysan).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
aroore
m.l (-rayaal, m.l/dh) (baayoloji) Dhuun dhiig oo dhiigga ku shubta wadnaha.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
aroore
m.l (-rayaal, m.l/dh) (baay.) Dhuun dhiig oo dhiigga ku shubta wadnaha.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
aurore
aurore, n.f. - Waabberi; Kolka waagu dillaco, arooyo; oog
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
giróne
s.m. - wareegga cayaartooyada, jiiroone.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inborn
/inboorn/ (adj) waxyaabaha dabiiciga ah ee qofku ku dhasho.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
airline
/eerlayn/airlines;(n) shirkad iska leh diyaaradaha dadka qaada. e.g. Saudi Airline is the best airline in the Middle East.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Airline
Shirkad dayuuradeed
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
airline
/eerlaayn/ (n) ururky amy kambanighy dayuurytho leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
airport
/eerpoort/ (n) garoon dayuuradeed, gagi dayuuradeed, ama madaar. e.g. We landed at the airport in London.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
airport
/eerpoort/ (n) dayuury-degheeng.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
carbóne
s.m. dhuxul.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
carbone
carbone, n.m. - Kaarboon.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
cirbare
m.l la-mid: cirbar.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
airplane
/eerpleyn/ (n) diyaarad, (dayuurad). e.g. That was his first flight in an airplane.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
airplane
/eerpleyn/ (n) baabur-buuby, dayuury.
Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]
Birboore
nickname; name-m blacksmith, ironsmith
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
aargoonle
m.l Nooc dawacada ka mid ah, midab bey madow ah leh oo aad ariga u laysa.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
aargoonle
-ha: (magac, lab, keli) jaad dacawada ka mid oo aad u xooggan. Waxay inta badan leedahay bey madaw oo jaadadka kale lagaga sooco.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Air Brake
Joojiye neefeed
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Air route
Marinka clrka
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
birbirole
-ha: (magac, lab, keli) magaca jaad ka mid ah kaluunka.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
kaaryoone
-ha: (magac, lab, keli) gaadhi gacameed ka samaysan bir ama loox oo hal shaag, labo lugood oo uu ku joogsado iyo labo gacmood oo lagu riixo leh. Dh: gaadhigacan, kaaryoon. Wa: kaaryoonayaal.