afraad
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Afraad
(Afraad-ka)
Tiro taxan, kan jagada afarta ku abbaaran; (4d.) (ama afaraad).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
afraad
m.l/dh.t.j la-mid: afaraad.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
afraad
numeral: fourth
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
afraad
(adj) fourth (foorth); (4th) ~ afaraad
afraad-da: (n) few persons ~ shakhsiyaad. Ex: afraad yar baa diidday; a few persons have refused
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
afraad
-da: (magac, dhedig, keli) tiro taxan, tan jagada afarta ku abbaaran; tiro taxan tan saddex ka danbaysa shanna ka horraysa. Ilmihii afraad baa Reer Yuusuf u dhashay. Dh: afaraad, 4aad.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
afraad
de: fourth = afar + -aad
lx: afraad
pd: (-ka)
ps: num-ord-m
key: afraad
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
afaraad
m.l/dh.t.j Tirada jagaale, keeda u dhigma afarta. la-mid: afraad.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
afaraad
m.l/dh.t.j Tirada jagaale, keeda u dhigma afarta. la-mid: afraad.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
afaraad
numeral: fourth
Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
Afaraad
quatrième.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
afaraad
-ka: (n) fourth (foorth)-, 4lh
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
afaraad
-ka: (magac, lab, keli) tirada jagaale, keeda u dhigma afarta; midka saddexaad iyo ka shanaad, ka u dhexeeya.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
afaraad
a: afraad
de: fourth
lx: afaraad
pd: (-ka)
ps: num-ord-m
key: afaraad
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
afqaad
-ka: (magac, lab, keli) war qof qarsanayey ka qaadid oo cid kale u gudbin; qof kale basaasid.
afqaad -ka: (magac, lab, keli) 'gar' dacwo qaadid; cid kale, dacwad ka dhegaysi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
afraid
/afreydh/ (adj) baqanaya; cabsanaya; welwelaya. e.g. I am afraid to swim.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
afraid
/afreyd/ (adj) obsy, welwel.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
afraid
a., cabsoonaya, baqaya.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Arbaca
(Arbaca-da)
Maalinta afraad oo toddobaadka; maalinta Talaadada iyo Khamiista u dhexaysa.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
D
(Deel, Da'*)
Xarafka afraad oo Alifka Soomaalida. Waa shibbane.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Deel
(Deel-ka)
Xarafka afraad oo alifka Soomaalida magaciisa.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Libcas
(Libcas-ta)
(xiddigo) xiddigta u dhexaysa gudban iyo mareegadheer; xiddigta afraad oo daalallida.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Qiyaas
1. (Qiyaas-ka) Afarta tiir oo waaweyn oo sharciga Islaanka, kan afraad; kuwa kale waa Quraan, Xaddiis iyo Ijmaac.
2. (Qiyaas-ta) Cabbiraad; miisaan; male.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Saddexaad
(Saddexaad-ka)
Tiro taxan oo isdabajoogta, kan saddexda jagadeeda ku abbaaran; kan labaadka iyo afraadka u dhexeeya; (3d.).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Shanaad
(Shanaad-ka)
Tiro taxan, kan shanta jagadeeda ku abbaaran; kan afraadka iyo lixaadka u dhexeeya; (5d.).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Soon
(Soon-ka)
1. Bilaha dayaxa oo Muslinku tirsado, tooda sagaalaad oo u dhexaysa Gasayar iyo Soonfur, oo gudeheeda la soomo.
2. Tiirarka Islaamka, kan afraad, oo Muslinka faraya, in bisha Soon soddonkeeda maalmood, wax la cuno iyo wax la cabboba laga soomo oo laga dheeraado.
3. Qadoodi, hamuun; ~ Soonqaad.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
abriil
m.dh Bisha afraad ee sannadka miilaadiga ah. la-mid: abriile.

arbaco
m.dh Maalinta afraad ee toddobaadka, una dhexeysa talaadada iyo khamiista.

habdhis-tiro-labaale
m.l (-syo ..., m.dh) (xisaab) Habdhis tiro oo ku salaysan sal laba godadka 0 iyo 1 oo keliya ayaa la adeegsadaa, halka habdhiska tobanle lagu adeegsado toban god. Godadka waxa ay u taaganyihiin koowaad, labaadyo, afraadyo, siddedaadyo, toban iyo lixaadyo iyo wixi lamida; halka habdhiska tobanle ay u taaganyihiin koowaadyo, tobnaadyo, boqollaadyo iyo wixi lamida.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
weji gebagabo
m.l (-iyo ..., m.dh) (baayoloji) Heerka afraad ee qaybsanka unugga; kaas oo ah marka ay koromaatidhyadu gaadhaan cidhifyada, saytobalaasamkuna uu qaybsamo ee uu sameeyo laba unug oo mataana ah oo kala soocan. Waxa baaba'a miiqyada iyo xiddigaha iyaadoo bu' yarada iyo xuubka bu'da ee unug mataan kastaa dib u samaysmo iyo koromosoomyada oo dib u soo ceshada qaabkoodii dunta oo kale ahaa.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
xidid
xidid¹: m.l (-do, m.l) 1. Geedka intiisa dhulka ku aasan, laamaha iyo faraqa ka baxa mid ka mid ah. 2. Dhuumaha oogada nafleyda ka buuxa oo dhiigga halbowleyaashu xubnaha ku faafiyeen, soo qaada oo wadnaha ku soo celiya. 3. Xiriir dadku yeesho oo xagga guurka ka yimaada.
xidid²: m.l (-do, m.l) (xisaab) 1. Xididka tiro maangal ama murakab ah: waa tiro marka la dul dhigo jibbaar ay la mid tahay tiradaasi. Tusaale ahaan, 2 waa xidid afraadka ee 16 (2=16). 2. Xididka isle'eg: tiro marka lagu beddelo doorsoomaha ku jira isle'egta raaligeliya isle'egta, kaas oo labada dhinac ee isle'egtu isle'ekeysiiya.
xidid³: f.mg1 (-day, -dday) Xidid noqosho (dad).
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
abriil
m.dh Bisha afraad ee sannadka miilaadiga ah. la-mid: abriile.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
arbaco
m.dh Maalinta afraad ee toddobaadka, una dhexeysa talaadada iyo khamiista.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
habdhis-tirolabaale
m.l (-syo ..., m.dh) (xisaab) Habdhis tiro oo ku salaysan sal laba godadka 0 iyo 1 oo keliya ayaa la adeegsadaa, halka habdhiska tobanle lagu adeegsado toban god. Godadka waxa ay u taaganyihiin koowaad, labaadyo, afraadyo, siddedaadyo, toban iyo lixaadyo iyo wixi lamida; halka habdhiska tobanle ay u taaganyihiin koowaadyo, tobnaadyo, boqollaadyo iyo wixi lamida.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
wejigebagabo
m.l (-iyo ..., m.dh) (baay.) Heerka afraad ee qaybsanka unugga; kaas oo ah marka ay koromaatidhyadu gaadhaan cidhifyada, saytobalaasamkuna uu qaybsamo ee uu sameeyo laba unug oo mataana ah oo kala soocan. Waxa baaba'a miiqyada iyo xiddigaha iyaadoo bu' yarada iyo xuubka bu'da ee unug mataan kastaa dib u samaysmo iyo koromosoomyada oo dib u soo ceshada qaabkoodii dunta oo kale ahaa.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
xidid
xidid¹: m.l (-do, m.l) 1. Geedka intiisa dhulka ku aasan, laamaha iyo faraqa ka baxa mid ka mid ah. 2. Dhuumaha oogada nafleyda ka buuxa oo dhiigga halbowleyaashu xubnaha ku faafiyeen, soo qaada oo wadnaha ku soo celiya. 3. Xiriir dadku yeesho oo xagga guurka ka yimaada.
xidid²: m.l (-do, m.l) (xisaab) 1. Xididka tiro maangal ama murakab ah: waa tiro marka la dul dhigo jibbaar ay la mid tahay tiradaasi. Tusaale ahaan, 2 waa xidid afraadka ee 16 (2 =16). 2. Xididka isle'eg: tiro marka lagu beddelo doorsoomaha ku jira isle'egta raaligeliya isle'egta, kaas oo labada dhinac ee isle'egtu isle'ekeysiiya.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
afarqaad
afarqaad¹: m.l 1. Orod xawli ah oo addimada hore iyo kuwa dambe kuwaba mar la qaadayo. 2. Wax muggiisu qaado afar shay.
afarqaad²: f.g1 (-day, -dday) Afar addinle orod dheer oo si talantaalli ah labada addin oo hore iyo labada dambe la qaadayo samayn.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
afarqaad
(fal) 'geel' orod dartiis, afarta addin marba labo wada qaad oo abraar. Afarqaad haddaad awrka tidhi aayar baan idhiye. Dh: dhabaabacee, baabacay, baabacee.
afarqaad -ka: (magac, lab, keli) orod geelu addimadiis marba labo israac u qaado oo xawli badan. Afarqaadka geelu waa ku dheereeyaa. Dh: saqle, dhabaabaco, baabacayn, durduro.
afarqaad: (tilmaame) awr xoog leh oo afar haamood qaada. Waxan soo gatay awr hayin afarqaad ah.
afarqaad -ka: (magac, lab, keli) weel afar shey berdaankood oo keli ah qaada. Weel afarqaad ka weyn soo iibsada, waa xilli abaareed waxa la joogaaye.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
afraysad
-ka: (magac, lab, keli) wax saddex ahaa, afar ka dhigasho. Saddexda jeer ee aan ciyaarnay afraysad bay u baahan yihiin. Dh: afraysasho.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dafiraad
m.dh la-mid: dafirid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
dafiraad
m.dh la-mid: dafir¹
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
dafiraad
-da: (n) refusal to admit; denial (dinaayel)', negation (negeeyshin) ~ abnegation (abnigayshan) ~ inkiraad.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
dafiraad
-da: (magac, dhedig, keli) waxjiritaankiisa ama samayntiisa mugdi gelin. Dh: inkiraad, asaraar.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
afbarad
m.l (-dyo, m.dh) Ilmo yar oo ku jira marxaladdii hadal barashada.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
afbarad
m.l (-dyo, m.dh) Ilmo yar oo ku jira marxaladdii hadal barashada.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
afbarad
-ka: (magac, lab, keli) barashada af cusub, gaar ahaan carruurta yaryar. Afbarad hadalkiisa lama dhadhansado. Dh: hadalbarad.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
afgarad
m.l la-mid: afgarasho.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Afgarad
Code
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Afgarad
Code
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
afgarad
vl. n. understanding
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
afgarad
-ka: (n) understand (ander-istand) ~ fahan. -Syn: apprehend, comprehend, grasp
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
afgarad
-ka: (magac, lab, keli) erey sir ah oo dad gaar ah ka dhexeeya. Badanaa, waxa la adeegsadaa marka dagaal lagu jiro ama xaalad cabsi leh la marayo. Afgaradkeennu maanta waa 'waraabe'. Dh: afjaaq.
afgarad-ka: (magac, lab, keli) baaq ciidanka u gaar ah oo uu dhambaallada isugu diro. Dh: afgarasho.
afgarad -ka: (magac, lab, keli) «is ~ heshiis iyo iswaafaqid; isfahan. Dh: isfahan.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
afgarad
de: understanding
lx: afgarad
pd: (-ka)
ps: vn2-m
key: afgarad
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
afqabad
-ka: (magac, lab, keli) hadal u diidid; cabudhinta afkaarta oo la sheegto. Dh: cabbudhin.
afqabad -ka: (magac, lab, keli) dhib iyo wixii la mid ah ka hortegiddood ama joojintood. Belaayo afqabad bay leedahay.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
awrqaad
m.l la-mid: uurqaad.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
awrqaad
-ka: (magac, lab, keli) awr, faras, dameer ama hanti kale oo qof qof kale wakhti kooban ka qaato si uu hawl ugu soo qabsado iyadoon wax mushqaayad laga qaadin. Waxa lagu shardiyaa in uu haysan inta uu hawsha ku wato iyo maalinta laxoska wax ka badan. Awrqaad hanti lagama dhigto. Dh: ergiso, toobalcaaro.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
barraad
-ka: (magac, lab, keli) shaah si gaar ah loo kariyo oo inta caleenta lagu badiyo aad loo bisleeyo caanahana lagu daro. Li: dhegabal.
barraad -ka: (magac, lab, keli) jalammadda lagu bisleeyo shaahaa caleenta iyo sonkortuba lagu badiyo qudheeda.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
dafraan
m.l.kh la-mid: dafshaan.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
darraad
m.dh la-mid: dorraad.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
darraad
f. n. the day before yesterday
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
darraad
-da: (magac, dhedig keli) maalinkii shalay maalinkii ka horreeyey. Darraad ayaan safar ka imid. Dh: dorraato.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
darraad
a: dorraad
de: the day before yesterday
lx: darraad
pd: (-da)
ps: n0-f-time
key: darraad
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Harraad
(Harraad-ka)
Sida la noqdo kolka biyo la cabbo la waayo; oon; surmi; asqo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
harraad
harraad¹: m.l Baahi biyo loo qabo.
harraad²: f.mg1 (-day, -dday) Biyo u baahasho.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
harraad
harraad¹: m.l Baahi biyo loo qabo.
harraad²: f.mg1 (-day, -dday) Biyo u baahasho. m.f.dh, harraadid.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
harraad
m. n., [collective] thirst
harraad [inchoative] v. be ~ become thirsty
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
harraad
-ka: (n) thirst (therest) ~ oon
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
harraad
(fal) biyo u baaho; cid biyo u baahan noqo. Dh: oon, asqow.
harraad -ka: (magac, lab, keli) baahida iyo hamuunta la yeesho kolka la waayo wax la cabo. Dh: oon, surmid, asqo.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
Tawraad
-da: (magac, dhedig, keli) diintii Ilaahay nebi Muuse (naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaadeene) ku soo dejiyey.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
warraad
-ka: (magac, lab, keli) qof biyo dhaamiya oo ka iibiya dadka kale. Waraad ayaa noo keenay biyaha. Dh: biyoole.
warraad -ka: (magac, lab, keli) eeg warraaq.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Arad
(Arad-da)
Naag la qabo; oori; afo; maranti.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
arad
arad¹: m.l Dhul; arlo.
arad²: m.dh Haweenay la qabo; naag; afo.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
arad
m.dh Haweenay la qabo; naag; afo.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
arad
f. n. married woman
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
arad
-da: (magac, dhedig, keli) naag la qabo; xaas nin u dhaxday. Araddii nin kale, isha yaan ku gubin. Dh: oori, afo, maranti.
arad -ka: (magac, lab, keli) meel jabad ah oo beri hore la degganaan jirey. Meel arad ah baan reerkii dejinnay. Dh: guri.
arad-ka: (magac, lab, keli) meel aan reerka ka fogayn; meel duleedka reerka ah. Ugaandha iyo Taanga iyo aradka Nayroobi. Eeraan fardood iyo gammaan, aradka duulaaya. Dh: dhul.
arad -ka: (magac, lab, keli) dal ama gobol xuduud leh.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
arad
cf: afo, maranti, naag, oori
de: married woman
lx: arad
pd: (-da)
ps: n1-f
key: arad
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
faad
f.mg1 (-day, -dday) Cunto, cabbid, daawo iyo wixi lamida nafaqo iyo wixi lamida waxtarkii ay lahayd raagid awgeed lumin.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
faad
v. go bad, rot
faad [feminine] n. goal, intention, purpose
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
faad
(fal) gama' oo hurdo xoog badan la aroor. Hurdo iyo daal baan faaday. Dh: fuur, aroor, suul, suur.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Raad
(Raad-ka)
1. Astaanta waxa socona haya cagtoodu dhulka u yeesho ama ku reebto.
2. Calaamo ka harta wax hor u jiri jirey ama u dhacay.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
raad
m.l (-dad, m.l) 1. Astaanta waxa soconayaa cagtoodu dhulka ku reebto. 2. Calaamad ka harta wax hore u jiray. 3. Xusuus aan qofku illaawi karin.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
raad
m.l (-dad, m.l) 1. Astaanta waxa soconayaa cagtoodu dhulka ku reebto. 2. Calaamad ka harta wax hore u jiray. 3. Xusuus aan qofku illaawi karin.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
raad
footprint
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
raad
m. n. footprint; trail; trace
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
raad
-ka: (n) footprint (fuut-pirint)', footmark (fuut-maark); footstep (foot-isteep); trace (tareeys)-, track (taraak)
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
raad
-ka: (magac, lab, keli) calaamad ama astaan ay cagta nooluhu ama walxuhu dhulka ama meel ay mareen ama taabteen ku reebaan. Beeni raad ma leh.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
raad
de: footprint; trail; trace
lx: raad
pd: (-ka Pl: raadad (ka))
ps: n4-m
key: raad
Qaamuus Soomaali-Carabi oo Kooban - Cabdirisaaq Maxamed Cilmi Ina-Warfaa [2007]
raad
أثر أقدام
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aaraa
-da: (n) 1. ideas (aay diyas) ~ fikrad. —Syn: thoughts, notions, concepts, conceptions. 2. opinions (opiin-yanis); a belief or conclusion ~ talo ama fikrad. —Syn: views, Ex: aaraa kala duwan baa la soo jeediyay; different ideas or opinions have been raised
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
aarad
m.dh (-do, m.l) Liid maro ah oo qurxin awgeed loogu tolo dacallada maryaha la xirto iyo daahyada.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
aarad
m.dh (-do, m.l) Liid maro ah oo qurxin awgeed loogu tolo dacallada maryaha la xirto iyo daahyada.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
aarad
f. n. edge ~ border of an Arab robe
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aarad
-da (n) comer (koor-ner); edge (eej) ~ daraf, gees
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
aarad
-da: (magac, dhedig, keli) guntiga afkiisa hoose. Dh: xayn.
aarad -da: (magac, dhedig, keli) liid midabaysan oo maryaha la xidho ama daahyada afkooda hoose lagu qurxiyo. Wa: aaraddo.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
aarad
de: edge ~ border of an Arab robe
lx: aarad
pd: (-da)
ps: n1-f
key: aarad
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
abaad
abaad¹: m.l la-mid: abaabid.
abaad²: f.mg1 (-day, -dday) 1. Ku a.: muddo dheer xaalad gaar ah ku sugnaan, ku waarid. 2. Duugoobid.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
abaad
f.mg1 (-day, -dday) 1. Ku a.: muddo dheer xaalad gaar ah ku sugnaan, ku waarid. 2. Duugoobid. m.f.dh, abaadid.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
abaad
v. endure, last, go back in time
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
abaad
-ay I day: (v) lost (loosti); no longer in the possession for a long time ~ abaaji. Ex: xoolihii abaaday; the lost livestock
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
abaad
(fal) gabow oo duugow ama raag oo waar. Ku abaad aduunyada, halkii Eebbe ku qoray.
abaad: (fal) adoo hore u irmaanaa, ha dhiiqin oo gudh.
abaad -ka: (magac, lab, keli) wax irmaanaa oo gudhay ama dabargo'ay. Waxan ku aroornay ceel abaaday oo waa hore laga guuray.
abaad -ka: (magac, lab, keli) gabowga iyo duugoobista cid haleela.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
abaad
de: endure, last, go back in time
lx: abaad
pd: (abaaday)
ps: v1=
key: abaad