affright
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
affright
/affraayt/ (v) bajin; cabsi; baqdin.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
affright
v.tr., cabsi, baji, kaga nixi.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
fright
(n) sudden, intense fear, as of something immediately threatening; alarming, strange.
baqasho
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fright
/frayt/ (n) argagax
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
fright
n., baqdin, -ti, cabsi, -di.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
alright
/oolrayt/ (adv) all right oo ly abtughy.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
all right
/ool rayt/ (adj) 1. hagaagsan ama macquul ah; fiicnaan. e.g. She was feeling sick, but she is all right now. 2. waa hagaag ama waa “okey” All right, what is next?
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
all right
/ool raayt/ (adj) haatoy, feylety (okeey).
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
fight
dagaal
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fight
/fayt/ (n) 1. dagaal, colaad
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
fight
n., dagaal, -ki, dirir, weerar, -ki, xarbi, -gi; v.tr. and v.i., dirir, dagaalan, weerar, xarbi, la dirir, la dagaalan, la xarbi, wax ka weerar; fight for, ku tabac.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Right
Qumman
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
right
/rayt/ (n) 1. midig, dhanka midig 2. sax.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
right
a., (not left) midig; right hand, midig, -ti; right side, geesta midig.
right, a., (not crooked) qumaati, right human, toosan, shuban; (upright) hagaagsan, taagan, wanaagsan; be upright, hagaag, hagaagsanaw, toosnaw, qumanaw; make right, hagaaji, qumi, toosi; all right or all is right! hawraarsan, hayay! it is right, waa toos, waa run.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
alight
/alayt/alights, alighting, alighted;(adj) 1. gubanaya, holcaya ama iftiimaya. e.g. This building has been set alight. (v) 2. ka soo dagid baabuur ama tareen oo kale; ka degid. e.g. to alight from a bus.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
alight
/alaayt/ (adj) oogohaayi, nuurohaayi amy gubuthohaayi. Is the charcoal alight yet?
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
alight
v., ka deg, kasoo deg.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
bright
/baraayt/ (adj) 1. dhalaalaya, | caddaan ah. e.g. The bright sunshine blinded her. (adj) 2. caqli badan (maskax badan).e.g. She is a bright student.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
bright
/braayt/ (adj) 1. nuuraw, dhilaalaw, birighaw. 2. maghuuf eh, hindhy feeding.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
bright
a., dhalaalaya (m.), dhalaalaysa (f.).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
flight
/falayt/ (n) 1. duulitaan, duulimaad (n)-2. fakasho, fakad.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
flight
n., carar, -ki, baxsi, -gi, yaac, -i.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
afflict
/affilikt/afflicts, afflicting, afflicted; (v) jirro saamaysay, ama xanuun ku habsaday. e.g. He is afflicted with rheumatism.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
afflict
/aflikt/ (v) lahawow, dhib deerow. He was afflicted by a disease.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
afflict
v.tr., u xumay, xanuuji, xanuuni, silci, weerweeri; v.r., is xanuuji.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
affligé
affligé, adj. - Murugaysan; Murugo leh; Murugoonaya.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
affront
/affrant/affronts; affronting; affronted; (n) cay bareer ah, cambaarayn, jareexayn. e.g. It was an affront to her dignity.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
affront
affront, n.m. - Cay badheedh ah; jareexayn.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
affront
n., naxadin, -ti.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
freight
/freyt/ (n) 1. xammuul, shixnad (n) 2. ujrada-xammuulka, lacagta xammuulka
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Freight
Rar
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
freight
n., mal, -ki; v. tr., (load a freight ship) shexnad or shexmad.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
upright
/aprayt/ (adj) 1. taagan, toosan, qumman (adj) 2. daacad ah (qumman, suuban).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
upright
a., hagaagsan, taagan, toosan, qumaati; be upright, hagaagsanaw, hagaag u soco, qumaati u soco, taagnow; make upright, hagaaji, toosi, qumaati u taag.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
affliger
affliger, v. - dhibaato keenid; murugayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
airtight
/eertayt/ (adj) hawo ka buuxdo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
airtight
/eertaayt/ (adj) debeel dhuugsyng (eed ing hiryng, neef amy debeel ing galy korny maany ingku bahy korny).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
outright
/awt-rayt/ (adv) 1. gebi ahaan (dhammaan) 2. sida cad oo runta ah (run ahaan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
watertight
/wootar tayt/ (adj) 1. aan biyo gali karin (aan biyo-mari karin) (adj) 2. biyo kama-dhibcaan ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
copyright
/koopirayt/ (n) xuquuqda daabacaadda.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
downright
/dhawnrayt/ (adv) gebi-ahaanba, aslanba.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
foresight
/foorsayt/ (n) fiira-dheeri. e.g. I liked her foresight in saving up money for the trip.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fortnight
/foort-nayt/ (n) laba-asbuuc
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
fortnight
n., afar iyo tobnaad, -ki; shan iyo tobnaad, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
overnight
/owvar-nayt/ (adv) habayn gudihiis.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
oversight
/owvar-sayt/ (n) ilduufid (gefid, sida wax kama' kugu dhaafa).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
starlight
/star layt/ (n) ilayska xiddigaha.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
paperweight
/peypar weyt/ (n) shay warqadaha la dul saaro si aysan u kala biibin.