afariyotobnaad
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
afariyotobnaad
m.l Habeenka dayaxu ugu iftiinka badanyahay oo bishu afar iyo tobanka tahay.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
afariyotoban
num. fourteen
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
afariyotoban
de: fourteen
lx: afariyotoban
pd: (-ka)
ps: num-m
key: afariyotoban
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
koowiyotobnaad
numeral: eleventh
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
koowiyotobnaad
de: eleventh
lx: koowiyotobnaad
pd: (-ka)
ps: num-ord
key: koowiyotobnaad
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
saddexiyotobnaad
-ka: (magac, lab, keli) saddexda habeen ee dayaxu ugu cad yahay ka u horreeya ee ay ka danbeeyaan afariyotobnaadka iyo shaniyotobnaadka. Saddexiyotobnaad buu dhashay Dhulunbe.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
kow iyo tobnaad
-ka: (adj) eleventh (i lavanth)
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
afar iyo toban
-ka: (n) fourteen (foortiin) ~ [14]
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
labiyotoban
-ka: (magac, lab, keli) tiro u dhaxaysa kow iyo toban iyo saddex iyo toban. Sannadku waa labiyotoban bilood.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
shaniyotoban
-ta: (magac, dhedig, keli) tiro ka mid tirooyinka wax lagu tirsado co u dhexaysa 14 iyo 16.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
laba'iyotobanle
-ha: (magac, lab, keli) qaybta hore ee mindhicirka yar ee lafdhabarleyda. Waa meesha marka cuntadu caloosha ka timaaddo ay kula kulanto dheecaanka xammaytida (oo soo mara marinka xammaytida) iyo weliba insaymyo kale oo ay soo dhiijiyaan qanjidhada dheefshiidku laba tobanlaha laftigiisa, kuwaas oo looga baahanyahay burburinta borotiinnada, kaarboohoydraytyada iyo duxda.