advantageous
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
advantageous
/ advaanteyjas/ advantageously; (adj) faa'iido leh, macaash laga heli karo. e.g. The businessman is in a very advantageous position.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
advantageous
a., faa'ido leh.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
elective
(n) subject to the choice or decision of the patient or physician; applied to procedures that are advantageous to the patient but not urgent.
doorashada daawo faa'iido u leh bukaan socodka aseen degdeg ahayn, go'aamiyayna qofka bukaa ama dhakhtarkiiso
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
policy
(n) a plan or course of action; guiding principle or procedure considered to be expedient, prudent, or advantageous.
qorshe dejin
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Advantage
Faa'iido
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
advantage
hogaamin
Qaamuuska Ereybixinta: Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Advantage
Faa'iido
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
advantage
/adhvaantij/advantag-es; (n) 1. wax faa'iido gaar ah qof u leh. e.g. Having a professional diploma can be a big advantage. 2. qof awood yaridiisa aad ka faa'iidaysatid. e.g. I should take advantage of his foolishness.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
advantage
/advaantij/ (n) waltar leh, faa'ithy leh. In basketball, it is an advantage to be tall.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
advantage
n., faa'ido, -di, helin, -ki, korodh, -ki.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
avantageux
avantageux, adj. - waxtar leh.
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
advantage rule
sharciga hogaaminta
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
advantage (n)
faaidi
faa'iido
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
adventurous
/adhvenjaras/adventurously; (adj) 1. qofka jecel waxyaabo cusub oo khatar leh inuu isku dayo ama tijaabiyo. (adj) 2. qofka jecel meelo cusub inuu u safro si uu khibrad cusub uga helo. e.g. He was a adventurous an explorer.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
adventitious
/adventishas/ (adj) dhacdo ama xaalad si fursad ah isaga dhacday; ama si kKadis ah. e.g. Her knowledge of this confidential information was somewhat adventitious.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Instantaneous
Ilbidhiqsiyeed
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
dangerous
(adj) of, or pertaining to a situation or condition that is harmful and may cause injury.
dhaawac halis ah
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
dangerous
/dheynjaras/ (adj) khatar ah (halis ah).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
dangerous
a., cabsi leh; not dangerous, cabsi la’, shil la’.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
davantage
davantage, adv. - ka sii badan; badan; ka badan.
Qaamuuska Ereybixinta: Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Contagious
Taabasho ku gudbe
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
contagious
(adj) passing by direct or indirect contact; carrying or capable of carrying disease.
cudurka si toosah loo gudbin karo
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
contagious
/konteyjas/ (adj) lays qaadsiin karo (cudurka taabashada iwm. laysku qaadsiiyo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
spontaneous
/sponteyniyas/ spontaneously; (adj) lama-filaan ah (si kado ah u dhaca).