acrimonious
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
acrimonious
/akramoniyas/ (adj) hadalka laysku kululeeyo xanaaq dartiis. e.g. There was an acrimonious dispute at the conference.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sanctimonious
/sanktamowniyas/ sanctimoniously; (adj) munaafaqnimo ah (mu'min iska- yeel yeel ah).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ceremonious
/seramoniyas/ (adj) hab-maamuus leh; si rasmi ah u dhacay.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unceremonious
/anseramowniyas/ unceremoniously; (adj) aan hab-maamuus lahayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
atrocious
/atrooshas/atrociously; (adj) 1. aad u xun ama aad u tayo daran. 2. wax aad u xun oo laga walaaco ama naxdin leh. e.g. His manners are atrocious.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
atrocious
/atrooshas/ (adj) eed ing hung (naariis ing lahaayny). His behaviour is atrocious. Last week we had atrocious weather.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
matrimonio
s.m. nikaax, guur.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
patrimònio
s.m. hanti, maal, xoolo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
meritorious
/meratoori as/ (n) abaalgud mudan (mudnaan leh).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
lacrimazióne
s.f. - ilmayn(ta).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Ammonium
Amooniyam
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
bacrimis
m.l la-mid: bacrimayn.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
bacrimis
-ka: (magac, lab, keli) dhul hodamayn oo huyuumas iyo wax macdantii ka tegtey u soo celiya ku shubid. Ciiddu bacrimis ayay u baahan tahayn dhawrkii sanaba mar. Dh: bacrimin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rigorous
/rigaras/ (adj) 1. taxadar leh (si taxadar iyo feejignaan leh) 2. aad u daran (xanuun badan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
timorous
/timaras/ timorously; (adj) fulay ah; qajilsan; fiigsan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ambitious
/aambishas/ (adj) hammad badan (han weyn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
ambitious
/ambishas/ (adj) dhamy bathang.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Anamolous
Sirgacan
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
cerimònia
s.f. - xaflad.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
erroneous
/irowniyas/ (n) khaldan, sida fikrad khaldan oo kale.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
felonious
/feloniyas/ (adj) jariimad ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ferocious
/ferowshas/ ferocity; (adj) 1. dad-cun, horor-ah (adj) 2. bahalnimo ah, waxashnimo.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
ferocious
a., dad xun ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
frivolous
/frivalas/frivolity (adj) dhayal ah, dheel-dheel ah ama aan qiimo loo-yeelin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
poisonous
/pooysanas/ (adj) sun leh (sumaysan).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
avaricious
/avaarishas/ (adj) qofka hunguriga weyn ama damaca badan (dhuuniga ah) xaga maalka/lacagta.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
capricious
/kaprishas/ (adj) is-beddeli og (is bedbeddel badan).
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Promotions
Hore u marin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tremendous
/trimendhas/ tremendously (adv); (adj) 1. xaddi-badan (aad u badan) 2. cajiib leh.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ignominious
/ignaminiyas/ignominiously/ (adj) wax ceeb iyo sharaf dhac ah. e.g. He suffered an ignominious defeat in the election,
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Peritonitis
Caloolfuur