accuracy
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
accuracy
/akyarasi/ (n) sax (khalad la'aan). e.g. The newspaper was noted for its accuracy.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Accuracy
Sugnaan
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
accuracy
/akurasi/ (n) sah (lahang amy qalad in lahaayny).
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
hubanti
f. n., [abstract] certainty, accuracy
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
nishaabid
vl. n. aiming; accuracy in marksmanship
Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (Soomaali-Talyaani-Ingiriis) - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
Sugnaan
Accuratezza
Accuracy
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
hubanti
cf: yiqiin
de: certainty, accuracy
lx: hubanti
pd: (-da)
ps: n2a-f-abs
key: hubanti
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
nishaabid
de: aiming; accuracy in marksmanship
lx: nishaabid
pd: (-da)
ps: vn1-f
key: nishaabid
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Accurate
Sax
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
accurate
/akyarit/accurately; (n) wax sax ah oo aan khalad lahayn. e.g. an accurate estimate.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
accurate
/akuret/ (adj) dhab eh, toosyng (sah eh).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
accurato
agg. - si hagaagsan loo sameeyey.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
accountancy
/akawntansi/ (n) shaqada xisaabiya-nimada. e.g. He has a diploma in accountancy.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
accroc
accroc, n.m. - dalool gaar ahaan dharka; jeexdin (dhar)
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
accusa
s.f. - eed.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
accurse
v.tr., habaar, inkaar, nacdal.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
accursed
a.v., habaaran, habaar qaba, inkaaran, inkaar qaba.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
accusare
v.tr. - eedeyn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
accusato
s.m. - eedaysane.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
accordance
/akoodhans/ (n) ayadoo la tixraacayo ama laga dabqaadanayo. e.g. In accordance with Islamic law, you must pray.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
accordance
n., heshiis, -ki, nabad, -di.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inaccurate
/inaakyurit/ (adj) aan sax ahayn (khalad ku jiro); khaldan. e.g I came late because my watch was inaccurate.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
accertare
v.tr. - hubin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
accompany
/akambani/accompanies, accompanying, accompanied; (v) 1. u wehel yeelid ama raacid. e.g. He will accompany her to the movie (v) 2. wax raacsan wax kale, sida hargabka iyo madax xanuunku isku raacsan yihiin.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
accompany
/akambany/ (v) weheliyow, ly jerow.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
assurance
/ashuuransi/ (n) 1. ballanqaad. e.g. He gave his assurance that the problem would be corrected. 2. kalsooni. e.g. She spoke with assurance. 3. caymis.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
assurance
assurance, n.f. - Hubaal; Xaqiiq; Caymiska
compagnie d'assurance - Shirkadda caymiska.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
assurance
n., (certitude) dhab, -ti; (firmness) adkaan, -ti.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
autocracy
/ootakrasi/ (n) kali-talin (in qof kaliya taliyo), kali xukumid.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
occurence
occurence, n.f. - kado ah; gaaban; aan la filanayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
raccourci
raccourci, n.m. - la soo gaabiyo