accompaniment
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
accompaniment
/akampaniment/ (n) 1. laxanka ama codka muusiga ee hees loo sameeyo. e.g. a piano accompaniment (n) 2. shay wax la raaciyo ama lugu lammaaniyo sida iidaanka cuntada loo raaciyo oo kale.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
accompaniment
/akampaniment/ (n) ed i muusiky weheliyaang hees.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
codee
v. provide musical accompaniment for, compose a melody
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
codee
de: provide musical accompaniment for, compose a melody
lx: codee
pd: (codeeyey)
ps: v2b=
key: codee
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
accomplishment
/akomplishment/ accomplishments; (n) 1. xirfad gaar ah (qof hawl gudan kara ama si fiican u yaqaan). e.g. He has great experience and accomplishment. (n) 2. dhammaystir (guul-gaarid).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
accomplishment
n., dhamaad, -ki, dhamaan, -ti, idlaan, -ti.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
compliment
/komplament/ (n) 1. bogaadin; ammaan (v) 2. ammaanid (faanin, siiba af-macaanis ah).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
compliment
compliment, n.m. - Salaan hambalyo; Bogaadin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
commandment
/kommaandhmant/ (n) xukun (amar, siiba xukunka eebbe).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
compartment
/kompartmant/ (n) meel ama qayb ka bannaan shay ama gaari, sida qaybta shirka ee gaariga.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
compartiment
compartiment, n.m, - qayb (meel) golka tareenka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
accomplissement
accomplissement, n.m. - wax si guul ah loo qabtay; guul ku dhammays.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
scompartiménto
s.m. - qayb (tareen, armaajo).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
accomplice
/akomplis/ (n) qof danbiile gacan siiya. e.g. The murderer's accomplice was arrested.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Accomplice
Dembi-kaal
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
accomplice
/akomplis/ (n) qof dembiily eh galang siyow.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
accomplice
n., wehel, -ki.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
compiménto
s.m. - samayn (ta).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
complement
/komplamant/ (n) dhammaystir (waxa shay dhammaystira ama bila).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
accompagner
accompagner, v. - raacraacid; wehel yeelid la rafiqid
S'il vous plait, pouvez vous m'accompagner? - Bil ixsaanak, i'dhawee, hadaadan ka xumeyn.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
accouchment
n., umusho, -adi.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
compliménto
s.m. mujaamalo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
compliments
/komplamentis/ (n) bogaadin (u hambalyayn).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
accompagnare
v.tr. - raacid, wehelin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
accoutrement
accoutrement, n.m. - geer; biraha ilkaha is gala leh; sida kuwa gaariga wada.
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
accompany (v)
riiyaal; wahalshaal
raacid; u wehel yeelid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unaccompanied
/anakampanidh/ (adj) aan-lala socon (aan-la wehelin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incomplètement
incomplètement, adv. - si aan dhamaystirayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incomparablement
incomparablement, adv. - is barbardhig la'aan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
accomplish
/akomplish/accomplishes, accomplishing, accomplished; (v) wax in lugu guuleysto ama la dhamaystiro. e.g. He had to accomplish his task.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
accomplish
/akompylish/ (v) dhammaayow, leeyow.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
accomplish
v.tr., dhamay, idlay.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
accordance
/akoodhans/ (n) ayadoo la tixraacayo ama laga dabqaadanayo. e.g. In accordance with Islamic law, you must pray.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
accordance
n., heshiis, -ki, nabad, -di.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
accountant
/akawntant/ (n) xisaabiye. e.g. He is an accountant.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Accountant
Xisaabiye
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
accountant
/akaawntant/ (n) tiry haayi, hisaab haayi (hisaabiyi).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
accountant
n., tiriye, -hi.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
commandant
commandant, n.m. - Taliye (Ciidammada ah); Gaashaanle (Darajo Ciidameed); Qaybta Muhiimka
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
commitment
/kommitmant/ (n) ballan-qaad.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Commitment
Ballan-gal
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Comparison
Isgarab-dhigid
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
comparison
/kompaarisan/ (n) is bar-bar dhigis (isu-eegis).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
complacent
/kampleysant/ (adj) isku-qanacsan (is-cajabiyey).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
componènte
s.m. xubin ka mid ah.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
comprimere
v.tr. - cadaadin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
convenient
/konviiniyanti/ (adj) 1. ku habboon (adj) 2. sahal loo gaaro ama sahal loo isticmaali karo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
embankment
/imbankment/ (n) biyo-celis, biyo-xireen.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Embankment
Gebidhis, garbo dhis
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
encampment
/inkaampment/ (n) xero, silba xero-askareed.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
impediment
/impedhamant/ (n) carqalad ama shoobaro hawl curyaamisa. e.g. I can't understand him because he has a speech impediment.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impénitent
impénitent, adj. - qofka madaxa adag oo canaadiga ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impoliment
impoliment, adv. - edeb daro.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
impunément
impunément, adv. - ciqaab lahayn.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
scomparire
v.intr. - libdhid.
Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha (Soomaali-Ingiriis-Talyaani) - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
Secondment
Eregshaqayn, dulsaar
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
adjournment
/ajeerniment/ (n) hakin lugu sameeyo hawl socotey. e.g. The adjournment lasted for two hours.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
ammoniménto
s.m. digniin.
Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
appointment
(n) an arrangement to do something or meet someone at a particular time and place.
ballan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
appointment
/appooyntment/appointments; (n) 1. ballan ama waqti la ballamo, cahdi. e.g. I have an appointment with my doctor. 2. jago u magacaabid. e.g. He received a temporary appointment as manager for the company.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
appointment
/appointment/ (n) mathal, ballang.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
appointment
n., mushaharo, -adi.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
compleménto
s.m. - dhamaystir.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
confinement
n., xidhnaan, -ti.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
enchantment
n., faal, -ki.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
façonnement
façonnement, n.m. - habayn.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
incompetent
/inkombatant/ (adj) aan sidii la rabay wax u qaban karin (aan khibrad lahayn). e.g. an incompetent teacher.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
incompétent
incompétent, adj. - aan garasho u lahayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inopinément
inopinément, adv. - si kadis ah; ku yimaad.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
promptement
promptement, adv. - si aan daahin ama dib u dhac lahayn; si degdeg ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
recoupement
recoupement, n.m. - hubsashada arin; baadhida arin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
remaniement
remaniement, n.m. - wax ka badalidda.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Accomodation
Arag-qumin
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
accomplished
/akompylisht/ (adj) ly leeyi.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
commencement
/kommensimant/ (n) biloow (bilaabasho).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
commencement
commencement, n.m. - Bilow.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
comportement
comportement, n... - falka qofka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
encombrement
encombrement, n.m. - xidhmo; goosmo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
inconvenient
/inkonviinyent/ (adj) keenaya ama abuuraya carqalad, arbush ama dhibaato.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
inconvénient
inconvénient, n.m. - khasaaro leh.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
raccompagner
raccompagner, v. - u wadid; u hogaamin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
accroissement
accroissement, n.m. - dulsaar ku dul korodh.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
combattiménto
s.m. - dagaal.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
dédommagement
dédommagement, n.m. - Raalli-gelin; magdhaw
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
encouragement
/inkoorijment/ (n) dhiiri-gelin, dhiirrin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
encouragement
encouragement, n.m. - geesinimo galin.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
endommagement
endommagement, n.m. - kharibid; dhibaato ugaysi.