abstemious
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
abstemious
/abstemiyas/ (adj) qofka iska joojiya ama wax yar ka qaata wax naftiisu rabto sida cuntada, cabidda. e.g. He is an abstemious eater.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
abstemious
a., ciir yar.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
mysterious
/mistiiriyas/mysteriously; (adj) si dhahsoon oo yaab leh (si qarsoodi ah oo aan cidna fahmi karin).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
serious
/siiriyas/ (adj) 1. dhab (aan ciyaar iyo kaftan ahayn, daacad ah) 2. halis ah (khatar ah) 3. muhiim ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tedious
/tiidhiyas/ tediously; (adj) lugu curqayo (lugu caajisayo, sida wax waqti dheer qaata).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
abstenir
abstenir, s'a.), v.pr. - ka celin (qof); waxyaa-baha mukhaadaradka ah
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Asteriod
Meere-yare
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ambitious
/aambishas/ (adj) hammad badan (han weyn).
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
ambitious
/ambishas/ (adj) dhamy bathang.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
auspicious
/oosbishas/auspiciously; (adj) 1. arrin guul u dhow ama u eg in lugu guuleysanayo (guul saraadin) 2. barwaaqo.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fastidious
/faastidhiyas/ (adj) wax-sheeg badan, ceeb-sheeg badan aan la-qancin karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
obsequious
/obsikuwiyas/ (adj) aad muddeec u ah (baarri ah); aan waxba diidin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
contentious
/kontenshas/ (adj) dood badan (muran badan).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
obstétrique
obstétrique, n.f. - umulin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
prestigious
/prestijas/ (adj) ixtiraam iyo sharaf weyn leh ~ haybad leh, martabad fiican.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
pretentious
/pritenshas/ (adj) faan been ah iyo is-tustus.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
sanctimonious
/sanktamowniyas/ sanctimoniously; (adj) munaafaqnimo ah (mu'min iska- yeel yeel ah).