abbondante
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
abbondante
agg. - badan.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
abondant
abondant, adj. - ka badan intii loo baahnaa; xaddi badan; badan
peu abondant - ay adag tahay siday ugu filaato; si adag ugu filan; aan laga haysan tiro ku filan; ka yar intii loo baahnaa.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
abondance
abondance, n.f. - isku filaansho; aad u badan; maalqabis; farabadan
vivre dans l'abondance - nolol hodanimo
corne d'abondance - gees hodanimo (astaan hodanimo)
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
abbondanza
s.f. - badnaan.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
abbonato
s.m. rukun, macmiil.
Qaamuuska Ereybixinta: Xisaab (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Abundant
Hodan
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
abundant
/abandant/ (adj) eed ing bathang, wal ku bathing, siyaady eh. We have an abundant supply of food.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
abundant
a., badan.
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Abundance
Helitaan
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
abundance
/abandhans/abundant; (n) wax aad u badan, qaraq. e.g. An abundance of food was spread out on the buffet table.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
abundance
n., dhereg, -gi, badin, -ti, badnaan, -ti, duunyo, -adi.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
abbandonare
v.tr. - ka tegid, dayacid.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
abbonaménto
s.m. - rukumad, rukumasho(da).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
bondage
/baandhij/ (n) addoonimo (addoon ahaansho)
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
bondage
/boondej/ (n) addoong-nymy.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
fondant
fondant, adj. - dhacaan badan leh oo afka ku baaba'a.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
abbinare
v.tr. - isku darid laba shey.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
abitante
s.m. deggane, qof meel deggan.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
abrogate
v.tr., baabi'i, bi'i, idlay, jar.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
contante
agg. (lacag) naqdi ah.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
abbandóno
s.m. - dayac, ka tegid(da).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
abordable
abordable, adj. - cagli gal; wax macquul ah ama sabab yeelan kare
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
affondare
v.tr. - tiimbin, dejin (markab iwm).
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
arrogante
agg. - islaweyn, kibir badan.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
ascendant
/asendant/ (n) 1. qof ama dad xukunkooda ama awoodooda maamul kor u kacday. e.g. The former president is now in the ascendant. 2. ku amar taaglayn.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
ascendant
ascendant, adj et n. - Cir-bixin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
attendant
/attendhant/attendants; (n) 1. qof shaqadiisu tahay inuu dadka (kalyantiga) u khidmeeyo (u shaqeeyo) sida shubaha baasiinka. e.g. He works as an attendant at the gas station. 2. wax kale ku lug leh ama la xiriira.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
attendant
n., qadan, -ki, midiidin, -ki, nin la jooga, sebiyan, -ki.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
avoidance
/avooydhansi/ (n) ka hor-tag, ka fogaansho.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
redondant
redondant, adj. - aan loo baahnayn; siyaado ah
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
viandante
s.m. - socdaale.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
accordance
/akoodhans/ (n) ayadoo la tixraacayo ama laga dabqaadanayo. e.g. In accordance with Islamic law, you must pray.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
accordance
n., heshiis, -ki, nabad, -di.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
attendance
/attendhansi/attendances; (n) ka qayb gelitaan ama xaadirid, joogid. e.g. Attendance is a must at school.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
attendance
n., sugniin, -ti; give attendance to your master, saaxibka sugniin u qabo or ninka kuu taliya yeel.
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
comandante
s.m. - taliye.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intendante
intendante, n.f. - naagta ah madaxa maamulka lacagta iyo raashinka.
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
redondance
redondance, n.f. - hadal tiro badan
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Abbaanduule
(Abbaanduula-ha)
Col ama ciidan duullaan ah, kan u madax ah; colwade; maqaddin (ama ammaanduule).
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
abbaanduule
m.l (-layaal, m.l/dh) 1. Qof taliye u ah col duullaan ah. 2. Taliyexigeenka gaas, guuto, qayb iyo wixi lamida ee ciidamada. la-mid: ammaanduule.
Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
abbaanduule
m.l (-layaal, m.l/dh) 1. Qof taliye u ah col duullaan ah. 2. Taliye-xigeenka gaas, guuto, qayb iyo wixi lamida ee ciidamada. la-mid: ammaanduule.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
abbaanduule
m. n., [compound] commander; head of army
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
abbaanduule
-abbaanduulaha: (n) commander (ka maan dher); Commander in Chief ~ ammaan-duule
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
abbaanduule
-ha: (magac, lab, keli) hoggaamiyaha ciidan ama col dagaal. Abbaanduuleha ab baan u lahayn. Dh: colwade, mirix, taliye, ammaanduule, maqaddin. Wa: abbaanduuleyaal.
abbaanduule-ha: (magac, lab, keli) sargaalka ugu sarreeya ciidamada qalabka sida gaar ahaan dhinacyada maamulka iyo hawlgelinta.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
abbaanduule
a: ammaanduule
de: commander; head of army
lx: abbaanduule
pd: (/ha)
ps: n7-m-cmp
key: abbaanduule
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Abbaanwarre
(Abbaanwarra-ha)
Labada isu dhaxa, kan lab; say; nin.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
abbaanwarre
m.l (-rrayaal, m.l/dh) Laba isu dhaxday kan labka ah; say.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
abbaanwarre
m. n., [compound] head of a household, husband
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
abbaanwarre
-ha: (magac, lab, keli) labada ruux ee is qaba kooga lab. Wa: abbaanwarreyaal.
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
abbaanwarre
de: head of a household, husband
lx: abbaanwarre
pd: (/ha)
ps: n7-m-cmp
key: abbaanwarre
Qaamuuska Ereybixinta: Fisikis (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
Absorptance
Nuugitaanimo
Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
allontanare
v.tr. - fogeyn, durkin
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
subordinate
/sab oordhanit/ (adj) 1. ka darajo hooseeya (ka hooseeya) (n) 2. hoos-jooge (gacan yare).
subordinate: /sab oordhaneyt/ (v) hoos-u dhigid (ahmiyad hoose siin).
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
surabondant
surabondant, adj. - aad u xad dhaaf ah; ka badan intii ku filnayd; aan loo baahnayn; siyaado ah
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
vagabondage
vagabondage, n.m. - baagamuudonimo.
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
habboonaansho
m.l/dh la-mid: habboonaan.
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
habboonaansho
-ha: (magac, lab, keli) si habboon ahaansho; wanaagsanaansho.