aan muhiimad lahayn
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aan muhiimad lahayn
(adj) insignificant (insignifikant)-, trivial (tirivaal); lacking in importance; unimportant ~ aan qiima lahayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
insignificant
/insignifakant/ (adj) aan qiima lahayn (aan muhiimad lahayn).
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aan muran lahayn
(adj) indisputable (in dis biyuu tibal), ~ aan laysku khilaafi karin, xaqiiq ah
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aan qiimo lahayn
(adj) 1. worthless (weerthlis)-, of no use or value ~ aan macna lahayn 2. cheap (jiip)
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aan macna lahayn
(adj) meaningless (miiningles); pointless (pooyntles) ~ aan wax ka soo qaad lahayn.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aan daacad ahayn
(adj) insincere (in sin siyar) ~ khaa'in
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aan macquul ahayn
(adj) unreasonable {an rii sanabal)-, irrational (i raa shinaal) ~ aan caqli ahayn
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aan waxyeello lahayn
(adj) harmless (haar-mles) ~ aan dhib lahayn