aan macquul ahayn
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aan macquul ahayn
(adj) unreasonable {an rii sanabal)-, irrational (i raa shinaal) ~ aan caqli ahayn
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
absurd
/abserdh/absurdity; (adj) aan macquul ahayn. e.g. The government policies are absurd.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
exorbitant
/igsoorbatant/ (adj) xad-dhaaf ah, aan macquul-ahayn. e.g. This restaurant charges exorbitant prices.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
extortionate
/ikistorshaneyt/ (adj) xad dhaaf ah, sida sicir aan macquul ahayn oo kale.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
extravagant
/ ikistraavagant/ (adj) 1. beer-darayn, israaf-ah, (adj) 2. aan macquul ahayn, xad-gudub ah.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
harebrained
/heerbreyndh/ (adj) nacasnimo ah (aan macquul ahayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
irrational
/irraashanal/ (adj) tasarufaad ama fal aan macquul ahayn (aan maskax ku dhisnayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
staggering
/staagarin/ (adj) aan macquul ahayn (la yaab leh).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
tall order
/tool odhar/ (n) dalab aan la fulin karin (dalba aan macquul ahayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unbelievable
/anbiliivabal/ unbelievably (adv); (adj) aan la rumayn karin (aan macquul-ahayn).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
unreasonable
/anriisanabal/ unreasonably (adv); (adj) aan macquul ahayn.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aan macna lahayn
(adj) meaningless (miiningles); pointless (pooyntles) ~ aan wax ka soo qaad lahayn.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aan xal lahayn
(adj) insoluble (insolyabal) impossible to solve; having no solution ~ aan la xallin karin. Ex: dhibaato aan xal lahayn; an insolvable problem. Ex: arrin aan xal lahayn; insoluble matter
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aan rasmi ahayn
(adj) informal (infoormal); unofficial (an o-fishaly, casual (kaashuwal) ~ aan caadi ahayn. Ex: shir aan rasmi ahayn; an informal meeting
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aan daacad ahayn
(adj) insincere (in sin siyar) ~ khaa'in
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aan muran lahayn
(adj) indisputable (in dis biyuu tibal), ~ aan laysku khilaafi karin, xaqiiq ah
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aan waxyeello lahayn
(adj) harmless (haar-mles) ~ aan dhib lahayn
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aan qiimo lahayn
(adj) 1. worthless (weerthlis)-, of no use or value ~ aan macna lahayn 2. cheap (jiip)
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aan muhiimad lahayn
(adj) insignificant (insignifikant)-, trivial (tirivaal); lacking in importance; unimportant ~ aan qiima lahayn
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aan la ogolayn
(adj) unacceptable (an-aksep-tibal)-, unauthorized (an oo tha raaysid) ~ aan la fasaxin
SOO MAAL: Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
gabaacuulsanaan
-ta: (magac, dhedig, keli) wax soo kuusan ahaan. Dh: cufanaan, faacuulsanaan, kuusnaan.